War Murtiyeed:Jaaliyadda Habar Gidir ee Ku nool Waqooyiga America iyo Yurub

 March,17,2007 www.Hobyoradio.com

March,17, 2007

Waxgaradka, Aqoonyahannada, Indheergaradka, Culumada, Cuqaasha, Waayeelka, Haweenka iyo Dhalinyarada Beesha Habar Gidir ee ku nool Qaaradaha Waqooyiga America iyo Yurub:

·        Iyagoo ka amba-qaadaya tixgelinayana mowqifka iyo go’aanka shirweynihii ballaarnaa ee ay beeshu ku yeelatay toddobaadkan magaalada Minneapolis ee gobolkaasi Minnesota, USA.

·        Iyagoo ka tiiraanyeysan xaaladda qallafsan ee uu dalku maanta marayo iyo barakicinta Ethiopia ay ku hayso shacabka reer Muqdisho iyadoo ku gaaracaysa hubka culus oo aanan cidna u aabayeelaynin.

·        Iyagoo ku tilmaamay wax laga tiiraanyoodo xasuuqa ay Ethiopia ku hayso maatadada iyo saqiirada ku nool xaruntii ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho.

Waxay soo saarayaan War Murtiyeedkan hoos ku lifaaqan:

1) Waxaan u aragnaa dowladda federaalka ee lagu soo dhisay Kenya dowlad qeyrul sharci ah oo aan metelin dadka, dalka iyo diinta oo madiidin u ah Dowladda Ethiopia.

2) Waxaan aaminsannahay in Cabdullaahi Yuusuf uusan dowlad u noqon karin Soomaaliya isagoo raali ka ah kuna faraxsan xasuuqa loo gaysanayo shacabka reer Moqdisho balse uu yahay caade qaate magac Soomaaliyeed wata oo ay Dowladda Ethiopia soo adeegsatay.

3) Waxaan ka soo horjeedaa kala qaybinta shacabka Soomaaliyeed iyo magac u bixinta xasuuqa ay Dowladda Ethiopia u gaysanayso shacabka.

4) Waxaan inoo muuqda in aysan jirin wax Soomaalinimo ah oo naga dhexeeya C/laahi yuusuf iyo ciidamada Puntland oo u yimid inay ka aargoostaan shacabka reer Muqdisho iyagoo adeegsanaya ciidamada Ethiopia, balse waxaan ugu bishaaraynaynaa in dambiga ay ka galayaan shacabka Soomaaliyeed laga abaalmarinn doono goor ay noqotaba.

5) Waxaan aaminsahanay in Ethiopia iyo waxa raacsan hoog iyo halaag ayay ku danbayn doonaan aduunka inta la jooga, aaqirana ciqaab iyo caro Allaah ayaa u danbaysa.

 

6) Hababa waxaan umadda Soomaaliyeed ugu baaqaynaa inay taageeraan walaalahooda dagaalka kula jira cadawga umadda Soomaaliyeed islamarkaana maskax, maal iyo muruqba ka qayb qaataan. Maantay wax noo hadhay malaha wax aan dhawrayno oo aan ahayn inaan ku dhimano wadada xaqa ahna majiraan.

 

7) Dawlada Ethiopia iyo dabadhilifkeeda waxay qorsheynayaan inay xasuuq ba'an u geysaan shacabka Soomaalyeed, gaar ahaan shacabka reer muqdisho, hadaba ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa inay ku jihaadaan oo iska celiyaan duliga lala maagan yahay. Waxaan ugu baaqaynaa beelaha Soomaaliyeed ee beenta loo sheegayo inay walaalohood garab istaagaan dagaalkana la galaan.

 

8) Waxaan cambaareynaynaa soo rogista go’aanka sharci-darrada ah ee Qaramada Midowday ay u fasaxayso ciidamo dalka taga, waxaanan u aragnaa isku day lagu doonayo in lagu xalaaleysto dhiigga dadka iyo xoog ku haysashada ummadda.

9) Ugu danbayn Beesha Habar Gidir waxay taageersatahay cid kasta oo la daalamaysa cadawga shacabka Soomaaliyeed iyo cid walba oo u gargaaraysa Kitaabka Allaah, isla markaana doonaysana inay ku xukunto dalka.

 

Waxaan, haddaba, si adag ugu baaqeynaa:

ü   In ciidanka Ethiopia ee qabsaday Soomaaliya ay sida ugu dhaqsaha badan uga baxaan dhamaan  dalka oo idil.

ü   In dowladda Mareykanka ay joojiso taageerada gardarrada ah ee ay siinayso gumaysiga Ethiopia.

 

ü   In bulshada caalamku ay qabanqaabiso shirweyne dib u heshiisiineed oo lagu dhex dhexaadiyo qabiillada Soomaaliya, laguna dhiso dowlad Soomaaliyeed oo xalaal ah oo sharci ah, dadkuna raalli ka wada yahay.

 

ü   In beesha Habar Gidir, iyadoo la wadaagaysa dareenkooda beelaha kale ee Hawiye, inay muujiso isku xirnaan, iska caabin, towfiiq, talo-qaadasho iyo iska warqab inta lagu jiro xaaladda halista ah ee uu dalku maanta ku sugan yahay.

 

ü   Walaalaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaanba inay u diyaar goroobaan sidii laysaga rogi lahaa heeryada gumeysiga Ethiopia iyo kuwa kaashanaya.

 

War Saxaafadeedkan waxaa ku saxiixan:

Dr Cabdullaahi Warsame Afrax   
Dr Axmed Diiriye Abtidoon     
Dr Cabdirisaaq Maxamed Sh. Aadan   
Prof Bashiir Xaaji Yuusuf     
Dr Cabdilqaadir Axmed-nuur     
Dr Cumar Maxamuud Maxamed   
Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed Lugoole 
Dr Cabdinuur Maxamed Ciise     
Drs Raaho yuusuf      
Drs sahro salad      
Drs Nasro  samatar ahmed    
Professor xussein sayid    
Drs Nuuro axmed indhacade    
Dr Maxamed nuur kulan    
Injineer cabdirisaaq cabdi diini  
Eng Shariif Gadiid (Shariif Uureey)   
Injineer ahmed xaashi nuur    
Injiner qaliif yuusuf      
Injineer khaliif faarax      
Injineer Bashhir cabdi cali    
Injineer cali warsame cali    
Injineer cabdulqaadir cali bood  
Injineer cumar culusoow    
Injineer Bashiir abdi diini    
Nabdoon maxamed abdi coofeey  
Injineer cabdi maxamed maxamud  trabey
Injineer Abdi mahamud ahmed  
Eng Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi 
Eng Axmed Ugaas Cabdullaahi   
Avv. Xuseen Diiriye Carabey     
Avv. Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Lugoole 
Col Cabdullaahi Jaamac Kulmiye   
Col Amiin Siid Axmed Xaaji     
Col Saciid Xaaji Aadan (Cagaseef)   
Col Maxamed Faarax Dabdamis   
Col Cali Aadan Guuleed     
Col Cabdulle Guutaale     
Col Xuseen Salaad Dhuxul     
Col. Maxamuud Faarax Qaareey   
Col Khaliif Jimcaale (Gaaregaare)   
Col Yuusuf Xasan Warsame     
Col Maxamed Caalin Xalane     
Injineer xasan  maxamed carbeey  
Nabadoon Cimi cosoble ganuuse  
Nabadoon cabdulaahi warsame  
Nabadoon daahir diiriye    
Nabadoon cabdi xasan nur Adan bayeur
Drs jamiilo cabdi ciyoow    
Dr cabdiraxman nageeye    
injeneer cadiqani salad farax    
Drs. Shamso cabdi ciyow    
Drs Ayan hasan cali      
Guddoomiye Jaamac Cumar Jimcaale   
Mohamed Aden (Tiiceey)     
Maxamed Xuseen Xasan (Gudbaaye)   
Sheekh Daahir Iidle       
Maxamed Xaaji (Ingiriis)     
Liibaan Xasan Diiriye       
Abdi hassan mahamud    
Shamso Abtidoon Mohamed    
Cabdullaahi Siid-Axmed     
Cabdullaahi Sheekh Axmed     
Nuur Diiriye Siyaad       
Maxamed Cumar Hagafey     
Sheekh Bashiir Salaad Dhoolayare   
Axmed-Nuur Islow Warsame     
Nabaddoon Axmed Cali Baalle   
Cabdullaahi Diiriye Carabey     
Cabdullaahi Faarax Qaarey     
Daahir Cabdullaahi Kediye     
Cabdilqaadir Ciise Dukul (Howle)   
Jaamac Warsame Buurane     
Cabdi-Saabir Nuur Lugey     
Xarbi Cilmi Faarax       
Cabdullaahi Sheekh Maxamuud   
Cusmaan Maxamed Cali     
Axmed Ciise Shire Ugaas     
Xiis Maxamuud Maxamed     
Cali Cabdi Siyaad (Cali Salaad)   
Cabdiraxmaan Maxamuud Cibaar   
Shiino Cali Cibaar       
Nuur Cali Carab       
Cumar Cabdi Siyaad       
Cabdi Xaashi Jimcaale     
Cali Weheliye (Cali Jiis)     
Cali Salaad Jimcaale       
Cali-Yare Maxamed Geeddi     
Cabdikariin Maxamed Cali     
Cabdisalaan Maxamed Barre Shabeel   
Sayid Cumar Maxamed Dhoorre   
Cabdullaahi Aw-Diiriye Cabdi     
Asad Cusmaan Xersi Jire     
Axmed-Weli Xersi Guutaale     
Cabdiraxmaan Sabriye     
Cabdi Maxamed Maxamuud (Faniinto) 
Nuur Maxamed Faarax     
Cusmaan Maxamed Faarax     
Cabdullaahi Cabdulle Cali-Mataan   
Ciise Axmed Diiriye       
Maxamed Cabdullaahi Rooble (Garmashaqo) 
Xasan Maxamuud Cibaar     
Saciid Sheekh Yuusuf Ugaas     
Shukri Macalin Adan      
Axmed Ibraahin Khaliif Axmed   
Axmed Maxamed Axmed-Nuur   
Cabdi Maxamed Sheekh Xuseen   
Maxamed Cusmaan Tuurre     
Xasan Nuur Lugey       
Maxamuud Cagoole       
Cabdilqaadir Cali Afbuur     
Maxamuud Xaaji Aadan     
Abdullahi Osman      
Maxamuud Cali Cabdi (Shiino)   
Cabdilqaadir Faarax Yuurare     
Daahir Ciise Bulxan       
Cabdi Ibraahim Aruuriye     
Shiino Rooble Warfaa       
Yuusuf Maxamed Guure     
Cabdirasaaq Maxamed Mataan   
Maxamed Xaaji Cilmi (Higlo)     
Feysal Xaaji Cilmi Aamin     
Maxamed-Weli Aw-Diiriye     
Maxamed Xuseen (Diiriye Cawaale)   
Cabdullaahi Aadan-Yare     
Maxamed Ibraahin Maxamuud (Dheere) 
Cabdikariin Aadan Siyaad     
Cusmaan Macallin Xasan     
Daahir Cali Tooxow       
Mire Cabdi Siyaad       
Fu’aad Xuseen       
Warsame Axmed Salaad     
Jaamac Xaashi Jimcaale     
Maxamed Cali Nuur       
Caseyr Shidane Cabdi       
Cabdulqaadir Ugaas Cabdullaahi   
Faarax Maxamed Geeddi Handad   
Axmed Cabdullaahi Samatar     
Xersi Cali Cilmi (Malabsade)    
Maxamed Faarax Sandheere     
Mahad Cabdi Kediye       
Cabdi Maxamuud Caalin     
Ilyaas Daahir Rooble       
Caalin Rooble Faarax       
Cabdi Kediye Faarax       
Cabdixakiin Daahir Coon (Masaay)   
Caydaruus Ciise Bulxan     
Asad Dahir Rooble      
Abdisamad M. Farah      
Mohamed M. Jamac      
Ahmed  Geedi  Kahiye      
Abshi  Foodxuux  Cilmi    
Abuukar Cismaan Cali      
Ahmed Cabdi Xasan Guray    
Ahmed  Cabdi Shiil      
Baash Indhageele      
Bashiir Warsme Sahal      
Bashir Cumar Diini      
Basiir Macalin  Faarah  Cumar    
C/asiis Hashi Xogolof      
C/asiis Sh, Max'ed Geedi Jiicle    
C/kariin Xasan  Dhoore     
C/kariin  Ahmed  Dahir    
C/laahi Cismaan Maxamed Fuje  
C/laahi Maxamed Warsame    
C/laahi Maxamed Yuusuf  Kulmiye  
C/laahi Xassan Kabalabi    
C/laahi  Cabdi  Xasan      
C/laahi  Cilmi  Diirshe      
C/laahi  Farax  Warsame (Galbayte)  
C/laahi  Xasan  Guure  (indha wayne)  
C/qaadir Cismaan Cilmi (buube)  
C/qaadir  Ahmed  Baraawe    
C/qadir Cilmi Jamac      
C/rahmaan Qoslaaye Yuusuf    
C/rahman Macalin Xaashi Sh-doon  
C/rahman  Siciid  Daleel    
C/rahman  Xuseen  Adan    
C/rahman  Xuseen  Kadiye    
C/risaaq C/lahi  Ganey        
C/Risaaq   Dayax      
C/risaaq  Sh, Ahmed Xasan Yare  
C/xakiin  Xasan  Hayl      
Cabdalle  Max'ed  (iidle)    
Cabdi Ahmed  Kadiye (geesood)  
Cabdi Xirsi Geele Cawaale    
Cabdisalaan  Kaytoon       
Cabdul  Jaamac  Geele    
Calas C/laahi Cilmi      
Calas Faandhe Jamac Seed    
Cali Bashi  Cabdi  Madoobe    
Cali Cabdule gabayre (Jafe)    
Cali Cismaan Cilmi      
Cali Kulmiye Warsame      
Cali Maxamed Xirsi      
Cali  Foor  Bootaan        
Cali  Max'ed  Kadiye      
Cali  Ow  Sahal      
Cali  Xasan  Weheliye       
Cali-yare  Ow-Sahal  Mohamed  
Cawil  Cali  Kaarshe      
Cismaan C/raxman Xaji  Fiqi    
Cumar Guuleed  Cali  Bare    
Cumar Maxamud Maxamed    
Cumar Yuusuf Maxamuud    
Cumar  Nuur  Carab      
Daahir Cabdi Faandhe      
Daahir Maxamed Soofe    
Daahir Warsame Faarax    
Dahir Xasan Shire      
Deeqo Sheekh Max’ed Geedi    
Diraac Xasan  Farah  Bare    
Faadumo Ahmed Cosoble (Faadumo Farey)
Fiaat Guray  Salaad (Khayre Gacaneey)
Libaan  Ahmed  Cisman    
Liibaan Cali Cigaal      
Mahad Nuur  Diriqsay      
Mahad Salaad Siyaad      
Mahad  Ahmed  Urur      
Mahad  Mire  Adan      
Maxamed Abshir Caalin    
Maxamed Cabdi Fandhe    
Maxamed Faarax Layloon    
Maxamed Maxamud Cilmi    
Maxamed  Subeer        
Maxamed Ahmed  Garre     
Max'ed Canood Guuleed    
Max'ed Xasan Yare Cilmicalas    
Max'ed  C/lahi  Soofe      
Max'ed  Osman  Cali      
Max'ed  Warsame  Sahal          
Max'ed  Yuusuf  Dhalbas    
Max'muud  Ducaale Kahiye    
Mohamed  Yuusuf  Kulmiye    
Muxubo Warsame Faarax    
Najiib Cali  Jaamac  Ciyaar    
Oktobar Ahmed  Cawale    
Qaliif  Ahmed  Cali      
Qaliif  Nuur  Cali      
Salax yuusuf Xaji      
Sh. C/qaadir Cali Kulmiye    
Sh.  Nuune  Qaassim       
Siccid Max’ed Cilmi      
Siciid Maxamed Siyaad    
Siciid Xirsi Geesaweyne    
Warsame Adan  Cadbulle    
Xaawo Ow-Sahal Max’ud    
Xade  C/salaam  Sh.  Max’ed    
Xasan Farax  Warsame (Galbayte)  
Xassan Faarax Warsame    
Xassan Sh.  Maxamed  Geedi    
Xuseen Sh. Nur Xuseen Samatar  
Xuseen Warsame Cali  Godone  
Yaasiin Cilmi Diirshe      
Ahmed  Hassan Farah      
Hassan Farah Cilmi      
Adan Cilmi Calas      
Ubax Adan Cilmi      
Bootayo Adan Cilmi      
xalwo xaashi geele      
waris xaashi geele      
Cabdi Xirsi Geele Cawaale    
cabdul jaamac        
cali cadi cilmi calas      
saciid maxamed cilmi calas    
abshiro maxamed cumar    
xabiibo maxamed cilmi calas    
maxamed subayr warsame cilmi  
aways maxamed subayr    
Cabdirisaaq Muxamed Subayr    
cabdi nuur maxamed subayr    
Cabduqaadir Yusuf Hassan    
xawo yusuf xasan      
xasan ciise maxamed      
Jabriil Maxamed Diiriye      
cabirixman abshir farax    
cabdirixman xusayn adan    
xusayn cabdiraxmna guuleed    
maryan ruun maxamed xaashi    
siciid faarax        
Cabdi mahad kadiye      
ibraahim rooble      
Cabdisalaan  Kaytoon       
cali jaamac bootan      
cali haruuse jaamac      
cadiwali muuse shiiqdoon    
daahir xanaano      
cadi nuur cadulqaadir      
maxamed cadi cali      
mulki cadi cali        
shugri cabdi cali      
xaliimo maxamed maxamud    
Qadro xasan sahal      
Xayle Uurey Faarax      
Najmo Cabdulahi Macalin    
Maxamed cadi shiil      
Galad shiil ducaale      
Maxamed adan saciid      
Sufiyo salad faarax      
C/qadir Cilmi Jamac      
Bashiir Abdullahi Abshir    
Dahir Ahmed Kaahiye      
Mohamed E. Idow      
Muse Gedi Farayare      
Abdi Wehliye        
Bashir M. Siyad      
Mohamed Farah Ilkacase    
Fadumo M. Shuuriye      
Abdirizaq Diriye Omar      
Abdi Omar Rooble      
Abdullahi Hassan Jiranjiir    
Ali Mohamud Kahiye      
Keynan Ise Mohamed      
Sirad Habad        
Fadumo Hashi Dhuxulow    
Mohamed Ise Gedi      
Abdullahi Mohamed Sahal    
Abdi Nur Gele        
Hassan Ali Sharif      
Jamac Ali Jamac      
Mahad Salaad Siyaad      
Bashiir Warsme Hussein    
Siciid Xirsi Guleed      
Maxamed Abshir Yuusuf    
Maxamed Faarax Siyad    
Siciid Maxamed Yusuf      
Xassan Faarax Abdullahi    
Cismaan C/raxman Xaji  Fiqi    
C/laahi Maxamed Warsame    
Bashir Cumar Diini      
Abuukar Cismaan Cali      
Ahmed Cabdi Guray      
Shukri Abtidoon Mohamed    
Abdukadir Abtidoon Mohamed    
Abdikarin Abtidoon Mohamed    
Ciise Diiriye        
Cabdi naasir geele      
Cabdinasir cabdulaahi baafo/maalas  
cabdi maxamud maxamed Golgi  
Hamdi Abdullahi Adan      
abdulaahi sheek      
xussen sheekh cumar      
adan sheek cumar      
abdi maxamed sheek      
bashiir cabdi ciyoow      
Ahmed abdikariin ciyoow ilka case/Morales
Cabdirahman bile cawaale gooz  
Abdi Macallin Adan      
Maxamed ahmed salad    
Abdulqaadir maxamed caato    
Maxamed cali daahir      
Cilmi xasan gureey      
Ahmed maxamed carab    
Maxamed shiikh ahmed    
Shukri Jamac Mohamud    
Abdullahi Mohamed Abdullahi    
Abdullahi Abtidoon Mohamed    
Maxamed macalin jaaf      
Saciido  xasan maxamed    
Shukri xasan cilmi      
Maxamed maxauud culusoow    
Kamaludiin faarax guure(xumbaaba)  
Cilmi maxamed guure      
Maxamuud xasan yare      
Cabdiqaadir ereg      
Canab ahmed        
Osman maxamed faarax    
Bashiir ciise maxamuud    
Ciro xaashi guutale      
Cadulahi maxamed guutale    
Cabdi fataah maxamed culusoow  
Rahmo shiikh ilkadahab    
liiban cabdi kariin cali      
Maxamed cabdi ali      
Abdikadir Mohamed Abdullahi    
Xaawo cabdi cali      
Salad cabdi cali      
Shukhi maxmuud cali      
Cabdirahman maxuud cali    
Salma maxamuud cali      
Dhaqan faarax guure      
maxamed daahir guure    
cabdisalaan cabdi diini    
Abdirahman M. Abdullahi    
Cabdulahi wasame afcad    
Axmed xasan bedel      
Mahamed cilmi salad      
Siciid cilmi salad      
Sadiir faarax cabdi galgguud    
Xasan axmed shiikh doon    
Liibaan maxamed maxmuud    
Ali yare cabdi nuur      
Cabdifitaax ciise warsame    
Cabdi salan aadan wardheere    
Cabaas bootaan geele      
Jibriil cismaan talaxun      
Cumar ali bedel      
Abdikasin m ali      
Cabdulaahi ahmed warsame    
Maxamed shiikh nuur      
Faarax maxamuud cartan    
Shariif cali afcad      
Cabdiraxman cali shiikh nuur    
Biyoow maxamed yoonis    
Asmaacil axmed ismaaciil    
Ali xaashi dabburshe      
Cilmi maxmed afdhuub    
Cabdulqaadir maxamed muuse  
Xasan maxamed aadan    
xaliimo shiikh maxamed    
Bashiir cisman talaxun    
Maxamed cabdi bidhig      
faysal axmed samatar      
Cabdirisaaq maxamed kahiiye    
Bile cabdi siyaad      
Axmed maxamed dhegnaas    
Maxamed cabdi  salad      
Cabdisalaan shiikh maxamuud    
Cabdiwali maxmed xaashi    
Bile xirsi xaashi      
Qaliif  Ahmed  Cali      
Max'ed Xasan Yare Cilmicalas    
C/xakiin  Xasan  Hayl      
C/rahman Macalin Xaashi Sh-doon  
Xuseen Sh. Nur Xuseen Samatar  
Yaasiin Cilmi Diirshe      
Cabdi Xirsi Farah      
Cali Cilmi        
Abshir  Cilmi