Dad safar ah oo ku geeriyooday duleedka magaalada Jowhar markii ay Wadada ugaleen Burcad hubaysan.

March,16,2008  www.Hobyoradio.com

Dad safar ah oo ku geeriyooday duleedka magaalada Jowhar markii ay Wadada ugaleen Burcad hubaysan.

 

ilaa iyo Hal qof ayaa ku geeriyooday Sedax kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay kooxo hubaysan  weerar kuqaadeen gawaari rakaab ah oo kusii jeeday magaalada Mahadaay gobalka Sh/dhexe.

 

kooxo burcad ah ayaa la sheegay in ay Weerar kuqaaden gaari rakaab ah xili uu marayay agagaarka Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar,qofka geeriyooday ayaa ahaa Nin ganacsada ah oo caanka ahaa degmada Mahadaay gobalka Sh/dhexe.

 

Falalka amaan darro oo ay burcaddu kawado Gobalka Sh/dhexe ayaa maalmihii lasoo dhaafay sii kordhayay mana jiraan cid iskua xilsaartay wax kaqabadka arrintan xili uu dalku kujiro Gumaysi.
==========.

=============.

 

Muqdisho, Somalia

 Maxaa Ka dambeeyay Dictator Milez Zanawi  iyo Cali Geedi

 

Doqoni Dibir Kama Dharagto

 Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@hotmail.com