Hambalyo Dhalasho

MAX'AMED  LIBAAN   MAXAMUUD oo

DHASHAY :MARCH-15-2008

TIME: 11:01AM  CULAYS. 6 LB -15 OZ

MAGAALADA MINNEAPOLIS EE

GOBOLKA MINNESOTA

 

Waxay hambalyo u dirayaan XAAWO WARIS AHMED  WARSAME iyo LIBAAN  MAXAMUUD AW AADAN  oo wiill ugu dhashay Magaalada  MINNEAPOLIS ee  Gobolka Minnesota ,Tariikhdu markay ahayd MARCH/15/2008. Magaciisuna yahay  MAXAMED   LIBAAN  MAXAMUUD  Waxaan leenahay Soo Kor .

Dadka hambalyada diraya:

  1. HOOYO  RAAXO GEELE KAHIYE

  2. AABE MAXAMUUD AW AADAN

  3. HOOYO KAAHO GEELE KAHIYE

  4. SAHRA GEELE KAHIYE

  5. KHADRA GEELE KAHIYE

  6. C/LLAHI GEELE KAHIYE

  7. LIBAN  AHMED  WARSAME

  8. MAX’ED AHMED WARSAME

  9. FADUMO HAJI  KAYSH

  10. CIISE XASAN JIMCAALE

  11. KHADIJA CALI WARSAME

  12. KOWSAR CALI WARSAME

  13. FAARIS AHMED

  14. XIRSI WARSAME

  15. CASHA  XASAN  MAXAMUUD

  16. CANAB AADAN

  17. MUXUBO  MAX’ED  GEEDI

  18. XASAN CIGAAL

  19. XAAWO MAX’ED KULAN

ABSHIR MACALIN

Waxay ilaahay oga baryayaan MAXAMED LIBAAN   inuu noqdo  Kii Diintiisa-Dalkiisa iyo Dadkiisa anfaca .Aamiin-Aamiin-Aamiin.

Contact: hobyoradio@hotmail.com