![]() |
||
|
|
||
|
URURKA EL-SHABAAB XAQ U DIRIR SOMAALIYEED.
March,20,2008 www.Hobyoradio.com
Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo
Cadaalada codka wadaniyiinta,difaacaha xuquuqda iyo xoriyada
Muwaadiniinta,Codka Gumeeysi diidka ah waxaanu halkan ku
Cadeeyneeynaa in aan Dalka Somaaliyeed joogin Kooxo xiriir la
leh ama ku howlan howlo Argagaxiso.
Dhaq-dhaqaaqa Somaliyeed wuxuu qiraayaa in Dhaq-dhaqaaqa
El-Shabaab yihiin Xaq u dirir u taagan difaaca Diinta,Dalkooda
Iyo Dadkooda duulimaadka qaawan ku soo qaadeeyn Dowladda
Itoobiya iyo Gumeeysiga Cusub ee Aduunka(Mareeykanka) iyo
Raxanta adeegayaasha ah(ilmo Doofaareey)Diimaha Samaawiga
ah,Xeerarka Caalamiga iyo Curufka Qaramada Midoobeey ayaa
dhigaaya is-difaacada sharciga ah,waana habka El-Shabaab ku
Taagan yihiin aqlabiyada Ummada Somaaliyeedna ku raacsan
tahay.
Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu qeexaayaa in Argagaxiso
joogan Dalka Somaaliya waana kuwa xasuuqa,gabood falka,
Bara-kiciinta Dadka,boobka iyo Bililiqada hantida,Afduubka iyo
qafaalashada shakhsiyaadka qiimaha Qaran leh iyo Kufsashada
Haweenka,kuwaas oo ah Ciidanka Gumeeysiga Itoobiya,Raxanta
Meleeshiyaadka Doofaareey Iyo Ciidanka Mareeykanka,runtiina
Argagaxisada Caalamiga waa kuwa Iraaq,Afgaanistaan.Libnaan,
Falastiin,Shishaanka iyo Dalka Somaliyeed dhibaatada ku haya.
Argagaxisado waa kuwa Dalalka xorta ah ku duulaaya,Cirka
iyo Badda ka duqeeynaaya Dadka rayidka ah,kuwa Taageeraya
Rajiimka gacan ku rimiska ah,kalsoonida iyo Taageerada Dadka
heeysan,Raxanta gacan ku dhiiglayaasha ah,damir-laawayaasha
ah mudan in Maxkamad Caalami ah la soo taago,Somaalidu ma
ogolaaneeysa mana qaadaneeyso hadalka beenta ah iyo Liiska
xaaraanta ah oo Mareeykanku iska qorto,El-Shabaabku waa tiir
adag oo heeysta taageerada,taakuleynta iyo la duubnida Dadka
Somaliyeed,Halgankuna wuu soconaayaa inta Ciidanka Rajiimka
Wayaanaha Dalkeena joojo,Hanjabaada dulmiga ah iyo Wararka
Been abuurka ah ee Gumeeysiga Cusub ee Aduunka wadaana
ma hakinaayo Jihaadka xaqa ah ee Xaq u dirirka Somaaliyeed
Guushana Ururka Isbaheeysiga Somaaliyeed oo El-Shabaab ka
mid yihiin ayaa leh-Inshaa Alle-Maya Gumeeysi Maya,Diidneey
Hanjabaada iyo Gardarada Mareeykanka,Maya Ilmo Doofareey
Maya,Itoobiya iyo Shaqaalaheedda Duruus lama illaawaan ah
ayaanu u dhigeeynaa-Waana la ogyahay Cida Argagaxisada ah
Aduunkana Qaseeysa.
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-Afhayeenka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed
Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda-
-England-UK- 20/03/2008-
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||