Xafladdaan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka,macallimiinta iyo ardada dugsiygaasi ayna ka soo qayb galeen masuuliyiin ka sirsan galmudug satate,culumo udiin, waalidiin,iyo dadweyne aad u fara badan ayaa waxaa lagu soo bandhigay axaadiis iyo faahfahainno la xariira taariikhdii,mucjisooyinkii iyo wax qabadkii nabigeenna ALLAAH U hibeeyay.
.JPG)
.JPG)
.JPG)

.JPG)
.JPG)
Masuuliyiintii xafladdaasi ka hadashay ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirada Dowlad goboleedka Gal Mudug ee Awqaafka iyo arrimaha diinta Axmed Maxamed Xaashi. Iyo Dakhliga Siciid Xasan Cosoble. Iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid ahaayeen ku xigeenka gudoomiyaha gobolka ahna kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee galmudug Aways Cali Siciid,GuddoomiyahaUrurka Ardada GalMudug Siciid Xasan Cabdi iyo Awbaan Axmed Cismaan Cilmi oo ku hadlayay magaca waaldiinta.
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
Masuuliyiintaasi ayaa halkaasi waxa ay ka soo jeediyeen qiimayta ay mudan tahay qabashada xuska dhalashada nabigeenna iyo sida ajar badan loogaga helayo.iyagoo u mahad celiyay qaybihii soo qaban qaabiyay xafladaas muhiimka ah ee k adahcday dugsiga sare ee mudug MSS.
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
Munaasbaddaasi oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin uu ka mid yahay Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee glamudug Xuseen Cabdulle Awcali, ayaa waxaa kaloo ka hadlay Macallimiinta kala ah Macalin Cabdul Jaamac,Macallin Sheekh doon Macalin Cali Macalimada faadumo oo iyana ka mid ah maclimiinta wax ka dhigta dugsiga sare ee mudug MSS oo muxaadro qiimo leh adyu halkaasi ka soo jeedisay dhaamntood dadkii munaasabdda ka hadlay ayaa tibaaxay muhiimada xuska nabigeena Muxamed SCW.ay uleeday bulshada islaamka ah loona baahan yahay in suandiisa iyo dar daarankiisii la qaato.
Waxaa sidoo kale munaasabadaas qiimaha lahayd lagu soo bandhiagay ANAASHIID ay qaadayeen ardayda iskuulaaka iyo dugsiyada Galmudug state Waxaana munaasbdaasi ay ku soo idlaatay jawi aad uwanaagsan.
Cabdalla M.Cabdulle
hobyoradio Gaalkacyo
Galmudug State SOMalia
Mobail:0025290752260
Cabdalla45@hotmail.com