Kooxaha Muqaawamada oo Maanta Weerar kuqaaday Maleeshiyo katirsan Marya calasta C/laahi yuusuf oo Bililiqo faraha kula jiray degmada Waaberi.

March,25,2008  www.Hobyoradio.com

Kooxaha Muqaawamada oo Maanta Weerar kuqaaday Maleeshiyo katirsan Marya calasta C/laahi yuusuf oo Bililiqo faraha kula jiray degmada Waaberi.


Kooxaha Waxiska caabinta Soomaaliyeed ayaa Maanta Weerar kuqaado Maleeshiyo katirsan dowladda C/laahi yuusuf ee Gumaysiga taabacsan xili ay Bililiqo kawadeen xaafadaha ay ka koobantahay degmada Waaberi.


Qaraxyo iyo Tacshiirado xoogan ayaa lagamaqlayay xaafadda Suuqa Beerta degmada Waaberi dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamada Muqaawamadu ay Weerar kuqaadeen maleeshiyo Bililiqo kuhayay Dukaamo Ganacsi oo kuyaal xafadda suuqa Beerta.


Weerarka lagu qaaday Maleeshiyada C/laahi yuusuf ayaa sababay dhaawac soogaaray Sedax maleeshiyo iyo laba carruur ah oo kusugnaa dugsi Qur'aan kuyaal xaafadda kooxihii waxiska caabinta ayaa baxsaday markii ay cayriyeen Maleeshiyadii Bililiqada kagaysanayay goobaha ganacsi.
=======.
=============.

 

Muqdisho, Somalia

 Maxaa Ka dambeeyay Dictator Milez Zanawi  iyo Cali Geedi

 

Doqoni Dibir Kama Dharagto

 Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@hotmail.com