![]() |
||
|
|
||
|
Ciidamada Nabad Galyada Galmudug Ayaa Bilaabay xiliyada Habeenkii Howl Galo lagu Sugayo Amaan ka Magaalada Gaalkacyo
March,26,2008 www.Hobyoradio.com
Ciidamada Nabad Galyada Galmudug Ayaa Bilaabay xiliyada Habeenkii Howl Galo lagu Sugayo Amaanka Magaalada Gaalkacyo
Labadii habeen ee ugu damabaysay ayaa xaafado katirsan magaalada gaalkacyo waxaa lagu arkayay ciidamo taabacsan Gal Mudug satate gaar ahaana ah kuwa nabad galyada kuwaa soo roondo ku dhex samaynaya wadooyinka iyo xaafadha xaafadaha qaar kood.
Ciidamadani oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ilaa iyo haatan waxaan jirin tira rasmiga ah oo ay ku soo qab qab teen howl galkooda mar ka laga reebo dad dhawr ah oo looga shakisan yahay inay yihiin ku wa falalka amaan dari kawada gudha Magaalada oo ciidamdu ay xabsiga utaxaabeen
Sida uu hobyoradio usheegay gudoomiaha amniga ee GalMudug satate Clo.Cabdi jaamac C/lle {xabeeb} waxa haatan xabsiyada galmudug state ku jiraa ilaa 10 ruux oo lagu soo qab qabtay hawl galada ciidamada amaanku sameeyeen saacaddihii ugu danbeeyay dakaasi oo qaarkood lagu ee daynayo in ay xiliyada habeenkii ah daka ay ka qaataan alaabooyik ay wataan oo ay ka mid yihiin telfonada gacanta ee mobailka.
waxa uu in taaku daray in ciidmadu ay sii wadi doonaan howl galkooda ilaa iyo in ta ay dhamaan ka soo qaqa bana yaan rag lasheegay in ay yihiin tuugo xili yada habeen kiiya rabshadaha ka bilaabay gudaha magaalada
Waxaana uu ugu danbayntii uu sheegay Xabeeb in howl gal kaan ay iska kaa shanayaan Ciidamada Gal Mudug iyo puntland ujeedaduna ay tahay in la xaqiijiyo nababad galayda guud ee magaalada gaalkacyo.
Cabdalla M.Cabdulle Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||