Isku soobax aad u Balaaran oo roob doon  ah ayaa maanta ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

March,26,2008  www.Hobyoradio.com

Isku soo baxaan oo subxanimadii saakay ka bilawday gudaha magaalada caadaado ayaa ah mid roob doon ah waxaana ka soo qayb galay sida waraku sheegayaan daweyne aad ufarbadan oo ka kala yimid qaybaha kala duwan ee xaafadaha ay ka kooban tahay cadaado aygoona la iskugu soo baxay fagaare weyn oo ku yaala magaalada cadaado ayna halkaasi kula hadleen odayaal dhaqmeedyo,wax gard iyo golaha guurtida oo dhawaan cadaado looga dhawaaqay sida uu hobyoradi oo xirri auu la soo sameeyay uu usheegay  cilmi nuur oo ka mid ah wax gardka degmada cadaado oo ka mid ah dakii soo abaabulay dibda baxaas

Waxa uuna intaasi ku daray cilmi nuur in daku ay ilaah ka baryeen roob iyo barwaaqo asgoona xusay in mudo sedex bari ah oo manta ka horaysay la soomay

Xaaaldaha abaaraha ayaa ah kuwo dhibato xoogan ku haya qaybo badan oo ka tirsan gobolada mudug iyo gal gduud waxaana isku soo baxa roobdoonta ah ee maanta cadaado ka dhacay uu ku soo beegmayaa xili heerkii ugu sareeyay ay abaartu gaartay

 

Waxaan jirtay in warsxaafadeed dhawaa ka soo baxay masu’uliyiin ka tirsan dawlada FKM ee soomiya iyo dawlad goboleedka galmudug lagu faah faah faahiyay heerka ay gaarsiisantahay abraata ka jirta gobolada mudug iyo galgduud ee bartamaha somalia looguna baqqay ha’daha samfalka in ay daka iyo duunyada la soo gaaraan baad iyo biyo ay quutaan

Cabdalla M.Cabdulle
hobyoradio Gaalkacyo
Galmudug State SOMalia
Mobail:0025290752260
Cabdalla45@hotmail.com 

 Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@hotmail.com