![]() |
||
|
|
||
|
GalMudug iyo Puntland Oo ku Guulaystay Xalinta Kala Dhaca Gaadiidka Gaalkacyo iyo Kulan Ka Dhacay Xarunta Hay’adda MDO xaafadda Wadijir Ee Gaalkacyo Daawo Sawirda
March,26,2008 www.Hobyoradio.com Aydoo maalmihii ugu danbeeyay magaalada Gaalkacyo ay ku soo badanayeen kala dhaca gaadiika ee gawaarida isla mar ahaantaana saamayn balaaran ku yeelatay arintaasi nabadda galyada guud ee gaalkacyo ayaa waxaa xalinta arintaasi u isitaagay maamulada ka jira gobolka ee Galmudug iyo Puntlan oo iyaga xalka arintaasi xil weyn iska saaray. Kulamo aan kala go’lahayn ayaa socday tan iyo markii ay bilawdeen arimaha kala dhaca gaadiidka magaalada gaalkacyo waxaana yeelanayay masu’uliyiinta labda maamul ee ga jira gobolka waxa ayna isla falanqaynayeen sidii arimahaasi loo dhamayn lahaa kooxaha falka amni darida wadana sidoo kale la iska qabn lahaa waxaana arinaasi ay hir gashay maalmo kadib oo dhamaan hantdidii ay gaadiidlayda gaalkacyo haysteen dib loo soo celiayay haba ugu badnaadan gawaari laka haystay waxaa sidoo kale jiratay lacago aan sdiaasi ubadnayn oo lagala baxay gawaardii ladhacay qaarkood oo kooxihii laga dhacayay sheegteen.
Cabdalla M.Cabdulle Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||