War deg deg ah: Kooxaha waxiska caabinta oo dagaal culus kula galay Tuulada Halgan Maleeshiyo katirsan Gumaysi raacyada oo lalaayay.

March,27,2008  www.Hobyoradio.com

War deg deg ah: Kooxaha waxiska caabinta oo dagaal culus kula galay Tuulada Halgan Maleeshiyo katirsan Gumaysi raacyada oo lalaayay.

Xoogaga waxiska caabinta Maxkamadaha Isalaamka Soomaaliyeed ee diidan gumaysiga Ciidamada Itoobiya ayaa Maanta dagaal qaraar lagalay Maleeshiyo lasocdat yusuuf dabageed oo marayay inta udhaxayso Tuulada Halgan iyo magaalada Buulaburde.

Wararka nagasoo gaarayo gobalka Hiiraan ayaa sheegayo in dagaalka ay ku halaagsameen maleeshiyo katirsan Gumaysi racayada Gobalka Hiiraan.

ilaa iyo Sedax Baabuur oo ah kuwa looyaqaan Tiknikada aya laxaqiijiyay in ay qabsadeen Ciidamada waxiska caabinta Soomaaliyeed, dagaalkan ayaa yimid kadib markii uu Dabageed iskudayay in uu usoo gudbo degmada Buulaburde markii dambana ay Weerareen Ciidamada Mujaahidiinta waxiska caabinta sharciga ah.

Maleeshiyada Dowlada C/laahi yuusuf ee gumaysiga Itobiya raacsan oo aan weli kaoos kabsan jabkii shalay kagaaray dagalkii Jowhar ayay tani reja xumo kuridaysaa.

===========.
=============.

Muqdisho, Somalia

 Maxaa Ka dambeeyay Dictator Milez Zanawi  iyo Cali Geedi

 

Doqoni Dibir Kama Dharagto

 Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@hotmail.com