![]() |
||
|
|
||
|
Kulan looga Hadlayay Saamaynta ay ku yeesheen Abaaraha Kajira Somaaliya Deegaanada Dowlad Gobolkeedka Gal mudug ayaa maanta ka Dhacay xarunta Madaxtooyada Galmudug Ee Magaalada Gaalkacyo
March,29,2008 www.Hobyoradio.com
Kulan kaan ayaa waxaa ka soo qayb galay masuulin katir san dowlad goboleedka Gal Mudug,Odayaal iyo Wax garad ayaa looga hadlayay dhibaatooyink abaaraha ee ka jira deeganda Galmudug state
Masuuliyiintii kulan ka kasoo qayb gashay ayaa waxaa kamid ahaa ku simaha maxadwaynaha Galmudug C/samad Nuur Guulleed, kusimaha gudoomiyaha gobolka mudug ee Galmudug mudane Uwees Cali Siciid xubno katir sanan jaaliyada dibada Masuu lyiin tii kulan kaan kahashay ayaa dhamaan tood waxa ay diiradda saareen sida ay abaaruhu usaa meeyeen dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanada dowlad gobolkeedka Gal mudug Kunan ka ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qaaday abaaraha kajira gobolka hobyo oo kama mid ah gobolda Gal mudug iyo sida loogu baahan yahay wax ka qabashadooda Masuuliyiint kulankaka ka qayb gashay ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen abaaraha ka jira deegaanada galmudug Kulankaan ayaa sidoo kale waxaa lagu soo hadal qaaday dhibaatoo yinka haysta qaxootiyada ku nool xiligaan xer yahaha qaxootiga ee ku yaala magaalada gaalkacyo ku waa soo ay dadka ku jiraa qaar kood yihiin dad ka soo hayaamay tuulooyinka iyo deg mooyinka hoos taga xarunta gobolka mudug ee gaalkacyo oo ay abaaruhu saameeyeen
kulan kaan manta ayaa ku soo beegmaya xili abaaro xoogan ay kajiraan deegaanada dowlad goboleedka Gal Mudug
Cabdalla M.Cabdulle Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||