Xuska Dhalashadii Nabigeena Maxamad N.N.K.H. oo Gaalkacyo Lagu Qabtay. Daawo Sawirada

March,3,2010 www.Hobyoradio.com

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Xuska Dhalashadii Nabigeena Maxamad N.N.K.H. oo Gaalkacyo Lagu Qabtay

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug labadeeda Dhinac ayaa siweyn looga xusay Dhalashadiinabigeena waxaana Xaafadaha ay kakoobantahay iyo masjidyada kuyaal laga sameeyey munaasabado lagu maamuusayey dhalashada nabadiga

 

Masjidka Cabdale Iyo Cawareere ee Magaalada Gaalkacyo ayaa habeenkii Xalayto waxaa kadhacday Xaflad Lagu Xusayey Dhalashadii Nabigeena Maxamad N.N.K.N. waxaana halkaasi isugu yimad dadweynaha kudhaqan magaalada Gaalkacyo Iyo Culuma Udiin siweyn Caan ooga ah Dowlad Goboleedka Galmudug

 

 

Sidookale xaflad taas lamid ah ayaa waxaa ay kadhacday Garoonka Kubada Cagta ee  Cawaale oo Kuyaal Waqooyiga Gaalkacyo waxaana xafladaasi ay ahayd mid ay soo abaabuleen Culuma Udiinka Ahlu Sunah Waljaaca ee Deegaanada Puntland

 

Gaalkacyo ayaa ka mid ah Magaalooyinka Sanad walba ay Kadhacaan Munaasabadaha Lagu Xusayo Dhalashadii Rasuulkeemii Maxamad N.N.K.H.

W/D Rooble Maxamed Dirir

Email Roob;e771@gmail.com


By Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay

Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com