Bulshada Ceel-dibir oo u mahad celiyay dadakii gacan dhaqaale ka gaystay school ka Ceel-dibir codsina udiraya dhaman jaaliyadaha dibada.Daawo Sawirada

March,3,2010 www.Hobyoradio.com

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Bulshada Ceel-dibir oo u mahad celiyay dadakii gacan dhaqaale ka gaystay school ka Ceel-dibir codsina udiraya dhaman jaaliyadaha dibada.Daawo Sawirada.

 

Deeganka Ceel-dibir oo ka tirsan Deegaanada Dawlad Goboleedka GalMudug  oo uu ka socday dhismaha Dugsi Hoose Dhexe oo ay iska gaashaadeen Unicef Sosda Jaaliyadda Dibbadda iyo Guddiga Deeganka Ceel-dibir ayaa maraya heer gabo-gabo ah.

 

Xayndaabka(dayd) iskuulka oo ahaa qaybtii dadwaynuhu ay balan qaadeen ayaa si rasmi ah loo bilaabay dhismihiisii, xayndaabkaas oo lagu qiimeeyay lacag dhan 6400 $ ayaa ilaa hadda waxaa lahayaa  3300 doolar. oo ay ku deeqeen .

 

1.      Ururka Himilo                                                      1000 $

2.     Jaaliyadda Norway oo ku deeqay                            1200$

3.     Gganacsato iyo xoogsato  deegaanka Ceeldibir        1100 $

 

 

Bulshada reer Ceeldibir waxay ka codsanayaan dhamaan jaaliyada Ggalmudug inay kala qaybqaataan dhamaystirka daydka dugsiga Ceeldibir.

 

Bulshada Ceeldibir waxay si gaara  ugu mahad celinayaa Jaaliyada Norwey gaara ahaan xubnihii qiimaha badnaa ee  soo diray lacagtii udanaysay ee ahayd 1200$ oo ayka midka ahaayeen.

 

1.     Xaawo Salaad Diirshe    oo ku magacdheer xaawo orriye

2.     Cali dhicis

3.     Axmed  Oriye

4.     Beelo Oriye

5.     Waris Ducaale Kaahiye

6.      Jawaahir Warsame

7.      Faadumo Maxamuud Olol

8.      Siciido Xaaji maxamed  Fiqi

9.      Firdowso  Siciid

10.  Hodon  Fiqi

11.  Canab Sh. Cabdulaahi

 

Gudigu waxuu kaloo mar labaad  umahad celinayaa gabdhihii reer Norway ee ugu deeqay kuraasata  iskuulka Ceeldibir.iyo Hay’adaha Sosda , Himilo &Unicef oo kaalinta ugu muhiimsan ka qaatay hirgalinta  iskuulka Ceeldibir.

Cabdalle Max'ed Cabdille

Idaacada Hobyo Galkacyo Galmudug


By Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay

Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com