GalMudug Oo Guddi Qiimeeya Heerka Abaaraha Gobolka Mudug U Magacowday Maanta.

March,30,2008  www.Hobyoradio.com

Xarunta madaxtooyada dawlad goboleedka Galmudug satate ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa malinimadii shalay ka furmay kulan balaaran oo looga hadlyay saamaynta ay abaaruhu ku yeesheen meelo badan oo ka tirsan gobolka mudug gaar ahaan Galmudug state

 

  Kulanka oo ay ka qayb galayeen masuuliyiin badan oo ka tirsan galmudug satate uuna shir gudoomianyay kusimaha madaxweynaha ee dawlad goboleedka galmudug satate ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay xuno ka tirsan jaliyadda dibadda ee galmudug u dhlatay iyo odayaaldhaqmeedyo reer Galmudug ah

 

Kusimaha Madaxweynaha Galmudug State Mudane Cabdi Samad  Nuur Guuleed

Kulanka oo maalinkii labaad ka socda xaruna galmudug ee gaalkacyo ayaa maanta waxaa la mgacaabay guddi qiimeeya aaaraha ka jira gobolka mudug gaar ahaan galmudug  oo kala ah

 

1: Suldaan C/raxmaan Elmi

2: Yuusuf xaashi Cilmi {Qabax}

3: Cismaan Nuur Qayd

4: C/laahi Yuusuf Guuleed

6: Bashiir Cali Dhoore

7: Xuseen C/lle Ow Cali

8: Garaad Aaadan Cilmi

9: Cumar Maxud Roble  {Cumar Suuri}

10: Cali Baashi

11: Warsame Godo’Gode

12: Cabdul Jaamac Dharas

13: C/Kariin Sheekh Axmed

14: Sheekh Cali Gaab

15: Xabiibo Koo furoow

16: Caasho ilQayte

17: Maryan Naaleeye

 

Guddigaan  maanta lagaga magacaabay xarunta madax tooyada galmudug ee gaalkacyo ayaa loo xilsaaray in ay l socdaan heerka ay abaarha baahsni ee galmudug ka jira gaarsiisan yihiin iyo in ay Acoun la furo laguna shubo wixii taakulayn ah oo dadka iyo duunyada ku dhibaataysan deegno badan oo ka tirsan Galmudg state

 

waxaana la filayaa in maal maha soo socda guddugaani ay hawshooda si rasmi ah u bilaabaan guud ahaan deegaanada ay abaaruhu saameeyeen.

Cabdalla Max'd Cabdille

warqabdka hobyoradio

Galkacyo,Gal-Mudug State,of Somalia,

cabdalla45@hotmail.com

00252162270923

002525 752260

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com