![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Goordhow ayaa dil waxaa loogu geestay gudaha magaalada Gaalkacyo wakiilka shirkadaha duulimaadka ee Jubba iyo Daalo Raage Maxa'ed Cabdi
March,4,2010 www.Hobyoradio.com
Wakiilka ayaa waxaa dilka loogeestay isagoo ku siijeeda masjid lagu magacaabo Nasrudiin xili uu doonayay in uu soo guto salaada Cishe Marxuumka Dhintay ayaa waxa lasheegay in uu Toogtay Qof madaxa u Duubanyahay aydoo Qofkii Gastay Dilkaas aan Gacanta Lagu Dhigin Marxuumka ayaa Durbadiiba Waxaa loola Cararay Ispitaalka Guud ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayadoo Ugu danbeytii uu Halkaas ku Geeriyooday.
Daawo Video laga soo duubay Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||