Nabadoonada kudhaqan gobolka Mudug oo kubaaqay in wax lagaqabto amni xumada kasoo cusboonatay magaalada Gaalkacyo

March,8,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idaacada Hobyo ee March,4,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Nabadoonada kudhaqan gobolka Mudug oo kubaaqay in wax lagaqabto amni xumada kasoo cusboonatay magaalada Gaalkacyo Ee xarunta gobolka Mudug.
 
 
Mudooyinkii Ugu Danbeeyay ayay ahayd Magaalada Gaalkacyo mid Amni ah Waxaase Haatan Ladareemayaa Amni Xumo Soo Wajahday Magaalada Gaalkacyo Islamarkiiba Waxaa Amni Xumadaas Kahadlay Nabadoonada Kudhaqan Gobolka Mudug.
 
 
Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo Kamid ah Nabadoonada Gobolka Mudug Galmudg ayaa Idacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo Mar uu Lasoo Xiriiray Waxa uu Kubaaqay in Wax laga Qabto Amni Xumada Kasoo Cusboonaatay Asagoo baaq Udiray Madaxda Dawlada Galmudug.
 
 
Sidookale Nabadoon Cali Diiriye Aloore Waxa uu Sheegay in Wax laga Xumaado Ay Tahay in Lalaayo Dadka Rayidka ah oo aan Waxba Galabsan in Arintaas wax Kaqabashadeeda ay Madaxdu Culuma'udiinku odayaashu Bulshadu ay u Kacaan.
 
 
Ugudanbaytii Hadalkaan Kasoo Baxay Nabadoonada Gobolka Mudug Ayaa Waxa uu imaanayaa Ayadoo Dhawaan Gudaha Magaalada Gaalkacyo Dil loogu Gaysatay ALLHA U NAXARIISTEE MARXUUM RAAGE MAXAMED CABDI

Ceydiid Maxamed Cali {ceydiid jubba}
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia


 


By Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay

Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com