Jaaliyadda Galmudug ee dalka Kenya waxey  tacsi u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday marxuum Raage Maxamed Cabdi Rooble

March,8,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idaacada Hobyo ee March,4,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Jaaliyadda Galmudug ee dalka Kenya waxey  tacsi u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday marxuum Raage Maxamed Cabdi Rooble

INAA LILAAHI WAA INAA ILEEYHI RAAJICUUN                            

  1. Maxamed Cabdi Cilmi
  2. Raage Xuseen Cigaal
  3. Dhuux Aadan Cali
  4. Cabdikariim Cusmaan Caruush
  5. Saciid Ibraahim Nuur
  6. Samatar Maxamuud  axmed
  7. Saacid Calisaciid cilmi
  8. Maxamed Cali Xaashi (Gelle)
  9. Shuceyb Sheekh Maxamed xuseen
  10. Abduukar abdiraxmaan sheikh axmed
  11. Shamso abdiraxmaan sheikh axmed
  12. Shukri Nuur Geelle
  13. Faadumo axmed Cali
  14. Fartuun  Cali Saciid
  15. Bishaaro Ibraahim Nuur
  16. Xamso Xuseen Sheekh maxamed
  17. Deeqo Maxamed Xaashi
  18. Dahabo Maxamed Xaashi
  19. Sahro Maxamuud Axmed
  20. Khadiijo Yusuf Warsame

Dhammaan Jaaliyadda Galmudug ee dalka Kenya waxey  tacsi u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday marxuum Raage Maxamed Cabdi Rooble , caruurtiisii, walaaladii, qaraabadii,xigaalkii,  geerida naxdinta  iyo tiiraanyada laheed

Waxaan dhammaantayo  Ilaahay uga baryaynaa , danbi dhaaf iyo In Ilaa hay  marxuumka   Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaa hay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 



Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 


By Agaasime Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia
Siciidjaanii@hotmail.com

 

Daawo Video laga soo duubay

Waa naqshada cusub ee dugsiga sare Ceelguula

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com