Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Mudug Ee Galmudug State Oo Dhagax Dhiagay Dhisme Suuq Cusub Oo laga Hir Galinayo Degmada Wadajir Ee Magaalada Gaalkacyo.Daawo Sawirada by Wariye Cabdalle
 

April,14,2008  www.Hobyoradio.com


 
Munaasabad aad ubalaaran oo lagu dhagax dhagay dhime suuq cusub oo laga hirgalinayo degmada wadajir ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay ka dhacday fagaaraha dhismahaasi ee magaalada Gaalkacyo waxaanaa munaasabaddaas ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug state, qaybaha ururuada bulshada qaarkood iyo dadweyne kale
Dhismaha suuqa cusub oo ay fulinayaan hay’adaha No’rsom, GSA ayaa waxaa maal galinaya dawladda norweyn  waxaa dhismahaasi loogu deeqay ururka haweenka MIDNIMO ee Galmudug state .

Godomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Mudane Aweys Cali Siciid

Wasiiru ku xigeenka Ganacsiga Galmudug Marwo Xabiibo Koofurow

 


 
Waxaana dhismahaasi dhgax dhigay ku xigeenka 1aad ee gudoomiayaha gobolka mudug ee galmudug mudane aweys cali saciid oo hadal uu dhgax dhigaasi ka dib halkaasi ka jeediayay ku amaanay hay’adha dhisamha maal galiayay waxa uuna gudoomiye aweysa cali saciid sheegay in ka dawlad ahaan ay soo dhaweyanyaan dhismaha cusub oo faaido weyn ay shacbiga ugu jirto dhinaca ganacsiga suuqaas.


Wasiir ku xigeenka gancsiga ee galmudug satate marwo xabiibo koofurow ayaa sidoo kale munaasabdaas dhagx dhiga ah goob jog ka hayd oo sheegatay ay ku farax sanyihiin ayna u mahd celimnayaan haydaha samafalka eedhisaya suuqa oo aygu dhulkana gaday kal hore
Inj. Cabdi xaashi oo ka socday ha’yadda GSA oo ayadu qayb ka ah bixinta masruuca dhismaha suuqa dhagx dhiggana joogay waxa uu xusay in dhismaha suuqaan ay timid ka dib codsi uga yimid ururka haweenka MIDNIMO ee galmudug oo aygu hawlo hor’umarin bulshada ah ka wada deegaanda galmudug oo wax barshada dumarkana gacan weyn ka gaystay
Waxa uu Inj.cabdi xaashi sheegay in sidoo kale dawladda Norweyn ay qayb ka qaadatay dhismadha suuqa deegaanka wadajir ee magaalada Gaalkacyo
 
Waxaa dadkii munaasabadda dhagax dhigga suuqa ka qay galay ka mid ahaa nabdoon yuusuf xaashi cilmi {Qabax} iyo xubno kale oo amaan iyo mahad celin u soo jeediayay hay’adha samfalka ee deeganada Galmudug ka hawl gala talaabooyinka hor umarka leh ee ay wadaan.


Shacbka ku nool magaalada gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay dhisamaha suuqa cusub oo muhiimad weyn u leh gancsiga kala duwan ee magaalada aydoo hadda hal suuq oo weyn magaalada o dhan uu ku yaalo hana uusan kaagfin Karin baahida guud ee reer Gaalkacyo.
 
 
Cabdalla Max'd Cabdille
warqabdka hobyoradio
Galkacyo,GalMudug
State,of Somalia,
 

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com