Jaalaiaydda udhalatay galmudug satate ee dalka dibadiisa gaar ahaan jaalaiyadda wadanka danmark ayaa dhawaan waxa ay dhmays tireen dhismaha isbiaalkii qabadyada ahaa ee deegaanka xeero dhgaxlay gobolka hobyo ee Galmudug state.
.JPG)

.JPG)
Sida uu hobyoradio warqabadkeeda magaalada Gaalkacyo usheegay C/laahi cismaan jaamac oo ka tirsan jaaliayadda dibada ee wadanka ingiriiska ee dhawaan soo gaaray deegaanada galmudug wax uu sheegay in jaaliaydda danmark ay bixiyeen dhaqaalaha lagu dhamays tiray isibitaalka xeero dhagaxley oo mudo qabyo ahaa waxa uuna masu’ulkaan lagu magacaabo c/laahi cismaan jaamac ayaa sheegay in uu dhawaan safar ku tagay deegaanka xeero dhagaxley oo soo kormeeray dhismaha isbitaalka oo asaga ay jaaliyadda danmarka uwakiisheen in uu dhaqaalaha dhismaha loogu tala galay uu gaarsiiyo.
.JPG)
.JPG)
Waxa sidoo kale uu c/laahi cismaan jaamac sheegay in safarka xeero dhagaxleey uu ku wehliyay Saciid xasan cosoble oo ka mid ah ganacsada galmudug wax badana u ola laynayay sidii mar uun loo dhamaystiri lahaa isbitaalka xeero dhagxley oo baahi badan oo dhanka caafimaadka ay ugu daranyahay ka jiraan.
Jaaliaydda Galmudug ee Danmark ayaa hadda dhamays tirtay dhisme ka kooban sadex qol oo uu isbitaalka ah aydoona laba ka mid ah ay markii hore qayb yar oo ka mid ah ay dhisnayd oo dadka deeganka si iskaa wax uqabso ah ay udhiseen, halka midka kalana ay hada jaaliyaddu dhistay waxaana dhawaan la rajayayaa in loo dhiso qaybo kale oo ay ka mid yihiin musqulo waxaase aan wali lahayn oo meesha ka maqan qalabkii lagu shaqyn lahaa ee isbitaalku ku hawl gali lahaa taasina ay daka deegaanka xeero dhagaxley sheegeen in ay jaaliadyada Galmudug ka sugayaan.
Arintaani dhismaha isbitaalka ah ayaa sida uu sheegay c/laahi cismaan waxa si weyn u soo dhawweyay qaybaha bulshada reer xeero dhagxley oo umahad celiayay walaalahooda ugu deeqay dahqaalaha lagu dhisay isbitaalka waxa ay sidoo kale daka reer xeero dhagaxley ay fariin mahad celin ah usoo direen hawl wadeenada warbaahinta hobyoradio oo ay sheegeen in qayb weyn ay ku leeyihiin dhisamaha isbitaalka maadaama bay yiraahdeen ay wariyaha hobyoradio cadalle M.cabdille uu ahaa qofkii ugu horeeyay ee sawiarada kaa soo qaaday dhiaabatda dhanka isbitaalka la’aanta ah ee ka jirata xeero dhagaxley una gud biayay caalamka taasina ay keenatay in durba wax qabkaan ay muujiyaan jaaliayda dibadda ee galmudug satate

Cabdalla M.Cabdulle
Hobyoradio Gaalkacyo
Galmudug State SOMalia
Mobail:0025290752260
Cabdalla45@hotmail.com