War kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Galmudug Mudane Max’ed Warsame Cali Kiimiko.

April,20,2009 www.Hobyoradio.com

War kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Galmudug Mudane Max’ed Warsame Cali Kiimiko ayaa lagusoo bandhigay waxqabadkii maamulkiisa intuu xafiiska hayay iyo  xiliga ay dhici doonto doorashadda Galmudug State.

Madaxweyne Max’ed Warsame ayaa warsaxaafadeedkiisa wuxuu ku sheegay in xiligii  jiritaanka dowladiisu uu ku eg yahay 14,Augosto,2009, madaxweyne Max’ed  Warsame ayaa sheegay inuu furmi doono Shirweynuhu 1,Juli,2009 islamarkaana loogu talagalay in doorashadu ku qabsoonto 2 bilood.

Gaalkacyo,Galmudug State

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com