|
Xaflad shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay fanaaniintii qaaday heesta Galmudug oo lagu qabtay magalada London ee dalka Ingriiska.
April,29,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee April,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso
Xaflad shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay fanaaniintii qaaday heesta Galmudug oo lagu qabtay magalada London ee dalka Ingriiska

.jpg)
.jpg)
.jpg)

.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
Xaflad ay si weyn usoo agaasimeen jaaliyada Galmudug ee kudhaqan magalada London ee dalka Ingriiska ayaa lagu maamuusayay fanaaniinta ugu caansan gayiga Soomaaliya oo hees aad u macaan u qaaday Galmudug oo ka kooban Galgaduud iyo Mudug, xafladan oo ay kasoo qaybgaleen dadweyne farabadan ayaa waxaa shahaadooyin lagu gusoonsiiyay fanaaniinta Maryan Mursal Ciise, C/risaaq Gaadaco, Jihaam Siyaad ( Jiham Jalaqsan), Farxiyo Fista, Sir Mohamud Omar , Saadaq Dahir Mire, Abdi Holand, Ikran Arale, Farayare, Cabdi Khalaq, C/risaq Altesto iyo abwaanadii curisay heesta Sahra Dahir Mire, Shahaadooyinka ayaa waxaa fanaaniinta gudoonsiiyay masuuliyiinta kala ah Dr. Khaliif Weyne , Dr. Max’ed Caalim, Cabdulqadir Qalabxoor, Ismaaciil Haaji Nuur iyo marwo Qarad Sh. Cilmi.
Jaaliyada Galmudug ee USA ayaa waxay ayaguna hawada u marinaya Hambalyo iyo Boqaadin dhamaan fanaaniintii qaaday heesta Gaarbay u leeyihiin Galmudugeey.
Dadka Hambalyada diraya
- C/aziz Xashi Xogolof
- Cabdi Yusuf Xasan ( Cabdimadoobe)
- Cabdirisaaq Dayax
- Cabdi Dhoof Indhamaleh
- Saadaq Ahmed Aadan
- C/rashiid Cabdullaahi Foonka
- Maxamuud Ducaale Kaahiye
- C/qadir Cali Kadiye
- Max’ed Shire Warsame Galbayte
- Qandac Ahmed Kadiye
- C/rahman Kulmiye ( Qoslaye )
- Shiine Max’ed Jamaca Xarbi
- C/kariim Abshir ( Canjeex )
- C/qadir Abshir Warsame Galbayte
- Cali Ahmed Ciise ( Caadil )
- Cabdi Salaad Kadiye
- Xarbi M. Jaamac Xarbi
- Qorane Jaamac Cowke
- Alfanaan Karwal Sheekh
- Abwaanad Maryan Warsame Cawl
- Alfanaan Fartuun Cumar
- Khadra Awreeye
- Sahra Salaad Ducaale
- Qaali Ahmed Kadiye
- Waris Hashi Geele
- Ayaan Cabdi Xasan
- Kayf Cabdullaahi Xirsi
- Sahra Ciise Warsame
- Fartuun Cabdulle
- Canab Ahmed Cawaale
- Abshiro Dayax
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo ayaan leenahay dhamaan fanaaniinta Soomaaliyeed eek u luuqeeyay heesta gaarbay u leeyihiin Galmudugeey
 
W/D Rooble Maxamed Diriir
rooble771@gmail.com
Agaasime Siciid Jaani
|