![]() |
||
|
|
||
|
Ogaysiis ka Qayb Qaado Taakulaynta Abaaraha ku dhuftay deegaanada Galmudug State.
April,9,2008 www.Hobyoradio.com
Wargalin waxaa lagu war galinayaa Jaaliyada Dibada ee Galmudug inay kasoo qayb galaan Telekonference.
Waxaa kasoo qayb galidoona Telekonference Gudiga Qiimaynta Abaaraha, maamulka Galmudug, Culimaa'udiinka, Golaha Dhaqanka iyo ururada Haweenka oo warbixin ka bixindoona abaarta ku dhufatay deegaanada Galmudug State. Taariikhda; Sabtida Apr 12th 2008
Waxaa lagu soo shubayaa
Account Name: Gudiga Gurmadka Abaaraha
Acc No : D0027
Waxaa ku qoran : Cabdullahi Xasan Geedi, Abdul Jamac Dharas, Garaad Dhoore Qoorweyne, Omarsuuri
Sidoo kale telekonference ka sooqayb gala.
Gudoomiyaha Gudiga Abaaraha Galmudug State
Cumar Maxamuud Rooble (Omarsuuri)
Gaalkacyo, Galmudug State of Somalia
"Walaal dhoobada Anna dhagaxa dhisme weeyee. Kii ka dhuuntee dhibka diidoow Dhaxal kuma lihid"
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@hotmail.com |
||