|
Raaligalin Wariye Cabdalle iyo akhristayaasha Hobyo Radio oo dib u dhac ku yimid maalmihii lasoo dhaafay By. C/aziz Xogolof |
Dugsiga Sare Mudug MSS xaafadda garsoor Magaalada gaalkacyo ee galmudug satate kana mid ah iskuulaadka ay wax ka bartaan ardayda magaalada gaalkacyo ayaa waxaan ku soo sameeyay booqsho aan ugu guur galayay heerka wax barashada ardayda waxaana kormeernay dhamaaan qayabha uu ka kooban yahay schoolka sare Mudug MSS ayadoona laga dareemayo ardayda wax ka barata iskuulka dadaal dhanka wax barshada ah sida aad sawirada aan ka soo qaadnay ka dareemayso xli ay ardayd u u taagan yihiin daburka subaxnimo iyo aardayda oo fasalada ku jira iyo macalimiinta oo cashrada u dhigaya.
.JPG)

.JPG)
.JPG)
Waxaan xaafiiskiisa gudaha schoolka ku booqday maamulaha guud ee MUDUG SECONDRY SCHOOL MSS gaalkacyo Mudane Dr.Saciid xasan Cosoble oo aan ka waraystay marxaldihii uu school ku soo maray iyo heerka uu hadda marayo.
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
Ugu horayn Dr.Saciid Cosoble mahad celin ka dib waxa uu ii sheegay in dugsiga sare mudug uu mudo hal sano ah jirsaday oo la furay 30/3/07. xiligaas oo uu sheegay maamuluhu in iskuulka lagu bilaabay arday tiro yar oo ubadnaa kuwo colaadihii magaalada muqdsho ka soo caray oo wax barshadoodii dugsiga sare ka sii watay Dugsiga mudug MSS ayuu maamuluhu sheegay in mgaca dugsi sare ee uu ku mgacaaban yahay uusan ku koobnayn oo uu leeyahay fasalada H/dhexe ilaa hadana waxa uu sheegay in iskuulka uu marayo wax barista aradayda meel wanaagsan oo guud ahaan tirdoodu gaarayso hadda 624 arday waxa uuna xusay mudane cosoble in schoolku shaqeeyo sadex waqti oo kala ah subax oo ay soo galaan arday dhan 170 arday oo 6 Class ah. Afar fasal oo ka mid ah ay yihiin heerka dugsiga sare labada kala ay yihiin dugsi dhexe. Galab ayuu sheegay maamuluhu in ay dugsiga dhigtaan73 arday oo ah 3Class oo Dugsi Hoose ah.
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
Habeenkii ayaa waxa uu mudane cosble sheegay in dugsiga mudug wax ka bartaan 381 arday waana 5Class Hoose dhexe ah oo dadka waa weyn ah.
Maamulaha mudug MSS saciid cosoble ayaa sidoo kale sheegay in iskuulka uu leeyahay qaybo kale oo uu ka mid yahay qaybta kuliyadda caafimaadka iyo qayb Computer oo aradayda wax lagu baro.
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
Mar aan wax kawaydiiyay halka uu kayimaado dhaqaalaha lagu wado schoolka, waxuu yiri "waxaan waxka helnaa oo kaliya ardayda wax kabarata dugsiga mana jiraan wax ha’ado iyo shaqsiyaad gaara oo naga taakuleeya tashiilaadka schoolka, mushaarka macalimeentuna waa mid ka yimaada dhaqaalaha yar ee laga qaado ardayda"
Maamuluhu waxuu umahad celiyayay waalidinta schoolka uuna sheegay in uu wada shaqayn wanaagsan ee uu laleeyahay maamulka iyo macalimeenta schoolka.
Ugudanbayntii maamulaha guud ee machadka wax barshada mudug Secondry School MSS waxa uu ugu baaqay bahda wax barashada ee gobolka in ay ka faaidaystaan aqoonta macaliminta iyo wax barshada ka socota guud haan gobolka mudug gaar ahaana Galmudug state.

W/D/ Wariye Cabdalla Max’d Cabdulle
Hobyoradio Galkacyo
GalMudug StateSOMalia
Mobil: 0025290 752260
Cabdalla45@hotmail.com