|
Koobkii Degmooyinka Galmudug oo Lagu soogaban gabeeyen Garoonka kubada cagta ee C/LAAHI CIISE
.
May,13,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee April,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso
Koobkii Degmooyinka Galmudug oo Lagu soogaban gabeeyen Garoonka kubada cagta ee C/LAAHI CIISE
.



Koobkii Degmooyinka Galmudug oo Lagu soogaban gabeeyen Garoonka kubada cagta ee C/LAAHI CIISE waxaa shalay galab lagu soo gabgabeeyay garoonka kubada cagta ee cabdilaahi ciise koobkii degmooyinka mudug ee Galmudug.


finalkii koobka waxaa ka soo qabygalay mas'uuliyiin ka tirsan dawlada goboleedka galmudug iyo dad weyne aad u far badan.

mas'uuliyiintii ka soo qayb gashaybna waxa ka mid ahaa wasiis ku xigeenka wasaarada warfaafinta ahne afhayeenka dawladda galmudug axmed maxamuud xasan baasto iyo duqa magaalada gaalkacyo siciis salad cilimi siciid bul bul iyo gudoomiyaha olympikada galmudug c/qaadir xasan cawaale.


ciyaartii finalka waxaa ay dhex martay degmada carafat iyo degmada waabari waxana 1 iyo 0 ay guushu ku raacday degmada carafat oo sidaas ku qaaday koobkii degmooyinka gobolka mudug ee Galmudug.
waxaana halkaasi lagu gudoonsiiyay koobkii iyo abaal marin lacageed oo la siiyay degmoyinki galay kaalimaha 1aad iyo 2aad.
degmada carfaat waxa y koobkiii ku qaadaty 7 dhibcood halka kalinta labaad ay gashay degmada calanleey oo heshay 5 dhibcood degmada waabari waxa ay gashay kalinta 3ad waxa ayna la timid 4 dhibcxood xaafada dalsan ayaanan helin wax dhibco ah intuu uu socday tartanka.
F.G. tartanka waxa uu aha dhibco tirsi oo hal is arag ah.
 
|