Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Wasiirka Waxbarsahada oo Maanta Soo Kormeeray Dugsiyada Magaalada Xili ay Bilowdeen Imtixaanaadkii Sanad dusiyeedka.

May,16,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,15,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

 

Wafdi Heer Wasiiro ah oo uu horkacayo Wasiirka Waxbarsahada oo Maanta Soo Kormeeray Dugsiyada Magaalada Xili ay Bilowdeen Imtixaanaadkii Sanad dusiyeedka

Wafdi heer wasiiro ah islamarkaasina uu hogaaminayo wasirka wasaarada waxbnashada ee dowlad goboleedka Galmudug Mudane Burhaan Warsame Cigaal ayaa ,maanta gaaray Dugsiyada Waxbashada ee magaalada gaalkacyo kuwaasi oo ay maanta kabilaydeen imtixaadaankii sanad dugsiyeedka 2009/2010

Wafdiga ayaa wasiirka waxaa kuwehliyey wasiir kuxigeenka warfaafinta ahna Afhayeenka Galmudug Axmed Baasto waxaana ay hadalo u jeediyeen masuuliyiintaan ardayda iyo maclimiinta goobaha ay booqdeen

Afhayeenka oo isagu kahadlay iskuulaad kaladuwan ayaa kuladardaarmay arday imtixaanaadka ufadhiisatay in ay kudadaalaan waxbashadooda islamarkaaasina ay yihiin kuo ldoonayo in ay wadanka hogaamiyaan.

Sidookale Wasiirka waxbashada Burhaan Warsame oo isna hadalo ujeediyey arday farabadab ayaa sheegay in goordhow wasaaradu ay rajaynayso jaamacad laga hirgaliyo gaalkacyo islamarkaasina uu ugu bishaaraynayo

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|