|
Masuuliyiinta maamulka Galmudug oo maanta Kulan Kulaqaatay Magaalada Gaalkacyo Wafdi Kasocda Qaramada bidoobay.
May,20,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,20,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso
Masuuliyiinta maamulka galmudug oo maanta Kulan Kulaqaatay Magaalada Gaalkacyo Wafdi Kasocda Qaramada bidoobay

Wasiirka Caafimaad Mudane Faysal Xuseen Ciid


Masuuliyiinta Galmudug ee kulanka joogay ayaa waxaa kamid ahaa Wasiirka Caafimaadka Mudane Faysal Xuseen Ciid Wasiirka Waxbarashada Burhaan Warsame Cigaal,Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka G/sare C/qaadir Xassan Saalah Gudoomiyaha Gobolka Mudug waxaana dhanka wafdiga kamid haa haayadaha qaramada bidoobay Sida W.FB,OCHA.Unicef, Iyo haaydaha dowladiga oo aad u farabadnaa




Kulankaan oo kadhacay xarunta wasaarada Caafimaadka ayaa masuuliyiinta Galmudug waxay kalahadleen Wafdi Qaramada bidoobay waxyaabo farabadan waxaana horeynba halkaasi ugu kahadlay Wasiirka Caafimaadka Mudane Faysal Xuseen ciid isagoona wafdiga ugudbuyey waxqadkiisa mudadii uu xilka hayey iyo sida ay oga doonayaan Qaramada Midoobay Wafda Shaqaeyn iyo tageero
Wasiirka ayaa carabka kudhuftay in ay jiraan baahiyo farabadan oo haysta dadka ku tabaalaysan deegaanada Galmudug wuxuuna kunuux nuuxsaday in wasaaradiisu ay kasoo dhex muuqanoonto wax uqabashada dadkaasi isagoona kacodsaday wafdiga in y taageeraan wasaaradiisa oo ah mid muhiim ah maadaama y kashaqaynayso waxa ugu muhimsan nolasha ee ah caafimaadka
Sidookale masuuliyiinta kaladuwan ee Galmudug oo halkaasi kahadkay ayaa waxaa kamid ahaa Duqa degmada Gaalkacyo Siciid Salaad Cilmi {Bul bul},iyo kuwo kale iyagoo dhamaantood ugudbiyey sida ay ugu taaganyihiin wax u qabashada dadkooda

 
|