|
Xaflad Lagu Caleema Saarayey Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Galmudug ayaa Kadhcaday Xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo.
May,27,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso
Xaflad Lagu Caleema Saarayey Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Galmudug ayaa Kadhcaday Xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo
.jpg)
.jpg)
.jpg)
Xaflad aad ubalaaran islamarkaasina ay kasooqaybgaleen Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug oo Isugu jira Golaha Wakiilada Golaha Wasiirada Iyo Golaha Dhaqanka ayaa waxaa lagu caleema saaray Gudoomiyaha Cusub ee baarlamka Galmuduh Mudane Xassan Maxmuud Hayl waxaana isla goobta kusugnaa kusimaha madaxweyne ahna madaxweyne kuxigeenka Cabdisamad Nuur Guuleed,
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
Sidookale waxaa iyaguna xaflada caleema saarka kasooqaybgalay Qaybaha Bulshada rayidka sida ururda haweenka galmudug iyadoo qudbado farabadan ay soojeedsheen masuuliyiintii halkaasi kahadashay kuwaasi oo xubnaha baarlamaka iyo gudoonkooda cusub lagula dardaarmayo
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Abshir Mxamed Aadan oo isagu qudbad qeero leh goobta kajeedenayey ayaa sheegay in maanta ay lamdtahay maallintii ladhisay galmudug sababta oo ah masuulka ay doorteen wuxuu kamid ahaa ragii waqtiga iyo howsha badan kasoomaray dhismii maamulka aan maanta harsanayno ee Galmudug State
Sikasta ha ahaatee xaflada maanta lagu caleema saaray gudoomiyaha baarlamanka ayaa kusoobeegmaysa xili dhawaan cod aqlabiyad leh ay kudoorteen mudanayaasha baarlamanka Galmudug Mudan Xassan Maxamuud Hayl

 
|