Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Mas'uuliyiinta Galmudug oo Lakulnatay Arday Kormeer Waxbarsho U aadaya Deegaanada Miyga ah Ee Galmudug.

May,27,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Mas'uuliyiinta Galmudug oo Lakulnatay Arday Kormeer Waxbarsho U aadaya Deegaanada Miyga ah Ee Galmudug

Madaxa waxbarshada dugsiyada SYL,Albadar, C/llahi Ise,  Ceelguula, Wasil, Xiro-dhagaxley, Galbarwaaqo, Wargalo, Docol, Sadex-xiglo Dr. Max'ed Haji Ereg iyo ardada dugsiga SYL

Kulan maanta kadhacay Xarunta madaxtooyada ee magaalada Gaalkacy ayaa masuuliyiinta Dowlad Goboleedka Galmudug waxay kula kulmeen Arday Dhamaysatay Dugsiga sare kuwaasi oo aqoontooda kaga faa idaynaya dadka aan waxbarshada haysay ee miyaga jooga islamar ahaantaasina kormeero waxbarsho k aadaya dhulka miyiga ah

Ardaydaan oo masuuliyiinta Galmudug lahadlayey ayaa sheegay in ay u baxayaan safar ay kutagayaan degegaanada miga ah islamarkaasina ay wax kusoobarayaan dadka halkaasi jooga

Sidookale masuuliyiinta Galmudug ayaa oga mahadcewliyey ardaydaan howshaan ay u is taageen waxayna u balanqaadeen in auy caawindoonan karaankooda islamarkaasina ay dadaan u galidoonaan jaamacad loofuro

Sikastab ha ahaatee Waa markii ugu horeysay oo arday dhamaysatay waxbashada dugsiga sare ay u istaagaan in ay waxsoobaraan dadka aan iyagu waxbarshada haysan ee migiga kusugan

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|