![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Xafladdii ugu horaysay ee soomaali oo qalin jabin ah ayaa ka dhacday magaalda HYDerabad ee dalka India.By: wariye Najiib { Najiib yare } May,29,2009 www.Hobyoradio.com Xafladdii ugu horaysay ee soomaali oo qalin jabin ah ayaa ka dhacday magaalda HYDerabad ee dalka India.
Waxaa 26kii bishan ka dhacday Magaalada HYDerabad ee Dalka India Xaflad qalin jabin ah oo loo qabtay Ardayda Somaliyeed ee sanadkan ka qalin jabisay Dhamaan jaamacadaha dalkan India.
ruwaayadaas
magaceedu
ahayd
hyderabad
iyo
howlaheda
waxayna
ka
turjumaysay
dhibaatooynka
kala
duwan ay
la
kulmaan
ardayda
soomalaiyeed
e ku
nool
wadankan
India
gaar
ahaan
magaaladan
HYDerabad
waxana
soo
alifay
Directorka
da'da
yar ee
C/raxmaan
Yuusuf
maxamed
thnx sxb.
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||