![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Tahniyad Dhalasho Cawo iyo ayaan leh Husein Weheliye iyo Canab Jamac oo Wiil ugu dhashay dalka Maraykanka kaasoo loo bixiyay "Muxumed Caydiid". May,29,2009 www.Hobyoradio.com
Bahda hobyoradio waxaan dhambaal tahniyad dhalasho u diraynaa Husein Salaad Weheliye iyo Canab Cadawe Jaamac oo wiil u dhashay waxaan leenahay soo barbaa Muxumed Caydiid noqo kii diintiisa, Dalkiisa, dadkiisa iyo Naftiisa anfaca aaamiin.
Caaqil
Axmed
Geedi
Kaaahiye.
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||