Waxaa mudooyinkaan hawlo dayactir ah ay ka socdeen wada dheer ee ka baxda magaalada Gaalkacyo ee aad dhanka gobolka Hobyo ee Galmudug State.
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
.JPG)
Hawshaani dayctirka ah oo ay hormuud ka yihii masuuliyiin ka tirsan jaaliayda Galmudug qaarkood iyo Shirkada Hobyo Development Company HDC ayaa waxaa dhanka gaadiidka shaqada wadada qalabka iska leh xildhibaan Cismaan Xasan Cali Caato oo ah siyaasi ka soo jeeda deegaanka Galmudug State
Maamulaha shirkadda Hobyo Development Comany HDC Mudane Cumar Maxuud Rooble{ Cumar Suuri} oo mudooyinkaan safar shaqo ugu maqnaa deegaano ka tirsan Mudug iyo Hobyo ee Galmudug hawsha wadooyinka lagu hagaajinayo ay ka socdeen ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Gaalkacyo mar uu waraysi gaar ah siiyay shabakadda warbaahinta Hobyoradio.
.JPG)
.JPG) |
.JPG) |
|
Togaga Degmada Wasil ee gobolka Hobyo |
Toga oo soo dumaya |
Waxa uu sheegay in hawlaha lagu dayctirayo wadooyinka ay hadda meel wanaagsan marayaan waxa uuna sheegay in meelaha ugu daran ee dahibaatdu ka jiratay ay tayacirkana ku sameeyeen ay ka mid tahay wada isku xirta Wargalo, Galbarwaaqo,ilaa Ceelguula iyo wada isku xirta Wisil iyo Gawaan oo ahayd meelaha ugu daran waxaana jirta meel can ah oo dhibaato xoogan gaadiidka ku haysay loona yaqaan CEEGADA Wisil iyo Gawaan oo sida aad hobyoradio sawiro aan ku baahinay aad ku aragteen dhibaato weyn ka jiratay hadana sida aad ku arkayso sawirada shaqo weyn laga qabtay isla markaana la hagaajaiayay.
.JPG)

Waxa u mudane cumar suuri uu sheegay in ay sii socon doonto hawlaha lagu kagaajinayo wadada ilaa hobyo oo sahqo badan laga qabanyo ila markaana qalab muhiim ah uu dhawaan uu imaanayo dhanka aklana waxa uu mudane cumar suuri sheegay in dhismaha garoonka diyaardaha hobyo uu meel wanaagsan asna marayo isla markaana hawlihiisa ay si wanaagsan usocdaan ee dhanka dhismaha ah

Cabdalla M. C/lle
Hobyoradio Gaalkacyo
GalMudug State SOMalia
Mobil:002529 752260
Cabdalla45@hotmail.com