|
Allaha u naxariistee waxaa magalada Galkacyo ku geeriyooday Nabaddoon Xasan Cabdi Dheere.
Jun,18,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Allaha u naxariistee waxaa magalada Galkacyo ku geeriyooday Nabaddoon Xasan Cabdi Dheere.
Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa caruurtii iyo Eheladii uu ka geeriyoodeen Nabad-doon Xasan Cabdi Dheere iyo Samadoon Xasan Cabdi Khayre Xasan Xogolof

Dadka magacoodu hoos ku qoranyahay oo kala ah:
Avv.Cabdiraxmaan Xaaji Ereg
Abshir Warasame Jarafle
Xaaji Saciid Barqash
Sh. Muxyaddiin Macalim Cali
Xasan Aw aadan
Cabdullaahi xasan Faarax
Cabdicasiis Aadan Sabriye Galaal
Cabdicasiis Sh. M. Geedi
Sh. Maxamuud Cali Xasan (Jeysaan)
Cabdi Warsame Wehliye
Sh. Cusmaan-baashi Sh. Yuusuf
Axmed Geedi Kaahiye
Saciid Cali Cawaale
Maxamed Kaynaan qoobey
Ali-xaashi Diirshe
Cabdikariim Axmed Daahir
Cali-baashi Cabdi Madoobe
Khaliif Cali Cawaale
Cabdicasiis Cilmi Geedi
Garaad warsame Sabriye Galaal
waxay tacsi u dirayaan caruurtii, qaraabadii iyo guud asxaabtii ay ka geeriyooden marxxuuminta kala NABADOON XASAN MAXAMED CABDI DHEERE IYO SAMADOON XASAN CABDI KHAYRE(XOGOLOF) iyagana allaha u naxariisto dadka ay ka baxeenna allaha ka samir siiyo. Aamiin

 
|