
Waxaa
Maqribnimadii
caawa
Kooxo
hubaysani
rasaas
oodda
uga
qaadeen
Gaari
nooca
homay ah
oo
ushaqaynayay
Ha'adda
MSF
Holan ee
Gaalkacyo
xili uu
maray
Agagaarka
Amal
Palaza
ee W/Galkacyo
Gaariga
oo wiil
dhaawac
ah
qaliina
ubaahan
uqaaday
isbitaalka
Dhagacadde
ayaa soo
noqodkiisii
waxaa
rasaaseeyay
kooxo
dabley
ah oo
watay
gaari
merket
ah
waxaana
ku
geeryooday
haweenay
ryid ah
oo la
sheegay
in ay
ahayd
hooyada
dhashay
wiilka
maanta
ku
dhaawacmay
rasaas
asaga ka
fakatay
waxaana
ku
dhawacmay
darawalkii
gaariga
oo lagu
magcaabo
Cabdi
Caziiz
Axmed
Salaan
Shekh
Nuur oo
rasaastu
ka
haleeshay
Feeraha
sidoo
kle
kooxha
hubaysan
ayaa
rasaasta
kadib
gaariga
ka
tuuray
gabdhii
maydka
ahayd,
darawalka
oo
dhaawac
ah iyo
qaar ka
tirsan
shaqaalaha
msf oo
la
socdayba
aygoona
qaatay
gaarigii
isbitaalka
u
shaqaynayay
waxaana
Dhacdadan
ay
imaanaysaa
waqti
maalmihii
ugu
danbeeyay
ay
magaalada
ku soo
badanayeen
kal
dhaca
gaadiidka
oo l
asheegayo
in ilaa
5gaari
lagu kal
hayso
Gaalkacyo
waxaa
haatan
Caziiz
Axmed
Salaan
Shekh oo
ah
darwlka
gaariga
lagu
dawaynayaa
isbitaalka
Dhagacadde
wararkii
ugu
danbeeyay
ayaa
sheegaya
in
qaliin
lagu
sameeyay
xabddiina
laga
saaray
walina
uu
suuxsan
yahay,Waxaana
Falkaani
naxdinta
leh ee
lagula
kacay
Gaariga
caafimaadka
aad uga
naxay
shacbka
reer
gaalakcyto
oo caawa
aad
uhadal
haya.
wixii ku
soo
kordha
kala
soco
Hobyoradio.com
Cabdalla
M.C/lle
Galkacyo
Galmudug
SOMalia
+25290-752260
cabdalla45@hotmail.com

