![]() |
||||||
|
|
||||||
|
|
||||||
|
Madaxeynaha Galmudug Max’d Warsame Cali Kiimiko ayaa qudbad balaaran qaybaha bulshada uga jeediyay xarunta Madaxtooyada ee Galkacyo. Daawo sawirada by,Cabdalle
Juni,29,2009 www.Hobyoradio.com
Madaxeynaha
Galmudug
Max’d
Warsame
Cali
Kiimiko
ayaa
qudbad
balaaran
qaybaha
bulshada
uga
jeediyay
xarunta
Madaxtooyada
ee
Galkacyo.
Daawo
sawirada
by,Cabdalle
Kulan balaaran oo ay ka soo qayb galeen qayabha kala duwan ee bulshada Galmudug oo mas’uliyiinta maamulka ka mid yahay iyo jaaliyadda Galmudug ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada Galmudug satate ee Magaalada Galkacyo
In kasta oo xubno katrsan Maamulka Galmudug ay hadalo gaaban munaasabadda ka jeediyeen hadana waxaa hadalada inta badan qaatay madaxweyne kiimiko oo dhawar Arimood qudbaddiisa taabanaysay waxa uuna ugu horayntiiba sheegay in doorasahda soo socta ee maamulka Galmudug satate uusan asaga isa soo sahrxaynin oo uu waqtigiisa ku egyahay waxa uuna sidoo kale baaq ujeediyay qaybah bulshada ee Galmudug in ay midoobaan ayna iska ilaaliyaan waxyaabaha wax udhibaya hor’umarkooda iyo sidoo kale in amniga ka shaqeeyaan.
Madaxweynaha Galmudg swaxa uu xusay in maal maha soo socda uu magcabayo Guddiga doorshada Galmudug iyo waqtiga shirweyne balaarn oo la qabanayo sida uu madaxweyen kiimiko sheegay waxaa munaasabdda xubnihii ka hadalay ka mid ahaa Cumar saladaad Elmi oo salaan diiran uu jaaliyadda Uk uga waday ugudbiyay Mas’uliyiinta iyo shacabka Galmudug ee xarunta joogay waxa uuna cumar salaada sheegay in asaga iyo mas’uuliyiin kalaba ay Galkacyo u yimaadeen si ay goob jog ug anoqdaan hawlaha soconaya iyo ka shaqaynta iyo dhmaynta is faham waaga ka jira siyaasiinta Galmudug state
Cabdalla M.C/lle Hobyoradio Galkacyo Galmudug Satate SOMalia +25290-752260
Hobyo Radio News Media |
||||||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||||||