|
Jaamacad cusub oo laga furayo Gaalkacyo
Jun,4,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso

Waxaa dadwaynaha Soomaaliyeed meelkastoo ay joogaan loogu Bishaaraynayaa in 10/10/10 lafuri doono Jaamacad waxaana Jaamcadda laga furayaa Gaalkacyo Waxaa loo aasaasay in ay daboosho baahida aqooneed ee guud ahaan Soomaaliya, ayadoo ku billabaysa afarta kulliyadood.
Xarunta Jaamacaddu waa Gaalkacyo , magaalo madaxda Dawlad Goboleedka Galmudg ., waxay fasalada ugu horreeya bilaabeysa Bisha September 2010 ee sanad dugsiyeedka 2010/2011.
Wixii warbixin dheeri ah kala xariir
Gaalkacyo
Xaafiiska
Waris Maxamed Adan Rooble
Tel:8577 77
Mob: 2525 6363 00
fartuunmr@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
UK
Cumar Hussein Xaaji Liban
ohhaliban@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
447958985334
Eng. Axmed Khaire Ingiriis
e-mail: ahmedgutale@yahoo.co.uk This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
ama Telefax: 00-44-121-7532524 Mobile:,00447877430728




 
|