![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Maamulka
GalMudug
oo raali
Galin
buuxda
ka
bixiyay
falkii
Lagu wax
yeeleeyay
Shaqaalaha
MSF
Holand
ee
Galkacyo
Juni,4,2009 www.Hobyoradio.com Maamulka GalMudug oo raali Galin buuxda ka bixiyay falkii Lagu wax yeeleeyay Shaqaalaha MSF Holand ee Galkacyo
Aydadoo habeenimadii jimaha ciidamo ka tirsan Kuwa Amniga Galmudug ay dhaawac ugaysteen qaar ka tirsan Shaqalah isbitalka Galkacyo ee galmudug MSF hoos taga Markii ay rasaas ku fureen ayaa waxaa raali galin buuxda arintaasi ka bixiyay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug satate Sheekh Muxiyadiin Shekh Yuusf Barre oo ka mid ah Culimo’ udiinka Galmudug isla markaana Qayb weynb ka ah culimada Uistaagtay Amniga Galmudug ee Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ayaa Hobyoradio Uga war bixiyay talaabooyinka ay qaadeen waxa uuan xusay in Marka hore ay la kulmeen Dararwlkii waday Gaariga oo lagu magcaabo Cabdi Caziiz iyo ciidamdii xiligaasi Hawl Galka Amaan sugidda ah ku jiray markii baaritaan la sameeyana in ay noqotay Arin si kama ah ku dhacady oo raali galin buuxda maamulka iyo saraakiisaha amniguba ka bixinayaan sheikh muxiyadiin waxa uu sheegay in ay Ogaadeen in Gaariga uu yahay mid Nin shaqsi leeyahay laakiin uu sahqaalaha isbitaalka geeyo “Waxaan hadana la kulanay Agaasimaha isbitaalka D.r.Max’d Cabdi Ax’d oo aan waydiinay in asaga uu Mas’uul ka yahay Gaariga maadamaama uusan MSF si gaar ah ugu shaqayn balse sahqaalaha uu daabulo waqtiyada saqada aadyaan iyo marka rawaxadaba Agaasimahna uu damaanad qaaday gaariga shaqqlah qaadaya Una adeegayo lana mid yahay kuwa Ha’adda MSF ee isbitaalka waxaan itaan kadib bixinay Qarashka kaagriga samyntiis ah oo muraayadda ah iyo in loo jaray warqad ah in uu ka mid yahay gawaarida MSF oo kale oo xushmad weyn la siinayo” Ayuu yri shekh muxiyadiin oo intaasi raaciyay in guud ahaan dhinacyada arintaais qusayso ay kuwada qanceen. waxaa sidoo kale shekh Muxiyadiin xusay in Saacadaha Soo socda ay la balan sanayihiin dhamaanba sahqaalaha isbitaalka, Dhaqaatiirta iyo Agaasimaha Guud ee isbitaalka GalMudug Satate SOmaliya Dhanka kale waxaa haatan wanaagsan xaaladda sahqaalhii ku dhaawacmay gaariga oo markii horaba ahaa dhawaac fudud laakiin marka la eego gaariga rasaasta ku dhacaday ay tahay mid ILaah ka bad baadiyay Shaqaalah Cafiaadka ee Gaari Saarnaa.
Madaxa Hobyoradio Galkacyo, Galmudug State. +25290-752260
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||