![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Madaxweynaha Galmudug State Max’d Warsame Cali Kiimiko oo Baaq udiray Dhiacyada Ku tagaalamaya Af-Barwaaqo ee Gobolka Mudug Juni,4,2009 www.Hobyoradio.com Madaxweynaha Galmudug State Max’d Warsame Cali Kiimiko oo Baaq udiray Dhiacyada Ku tagaalamaya Af-Barwaaqo ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka GalMudug Satate Somaliya Md. Max’d Warsame {Kiimiko} ayaa maanta shir jaraaid ku qabatay xaafiiskiisa Gaalkacyo waxa uuna kaga hadlay Arimo dhawr ah Asagoona Ugu horayntii ka hadlay Dagaalo dhawaan ka soo cusboonaaday deegaanka Af-barwaaqo ee Gobolka mudug kaasi oo udhexeeye Ciidamo kawada tirsan hal beel ee shiikhaal waxa uuan muadaxweynuhu sheegay in waxa diriaya yihiin Max’d Caagane iyo samatar Caagane oo walaalo ah colaaddoduna ka soo bilaabatay Muqdisho waxa uuna xusay in maamulkiis auu qorshaynayo in uu kala dhex galo labada dhinac ee dagaalamaya wafdina uu u dirayo saacadaha soo socda waxa uu sidoo kale baaq usoo jeediyay in si deg deg ah Odayaasha beesha shiiqaal ay ku baxaan xabaddana la joojyo Madaxweyne Kiimiko ayaa sidoo kale ka hdlay dhibaatooyin dhana caafimaadk ah oo ka jira deegaano ka tirsan Hobyo oo Cudurka shuban biyoodka uu dhawan ka dilaacay qaybo ka tirsan Gobolka hobyo ee Galmudug Satate kaasi oo ay dad ugu dhinteen kuwann la il daranyihiin,waxa uuna Madaxweynaha sheegay in dhibaato xoogani ay ka jirto deegaandaas oo dhanka caafimaadka ah asgoo ugu baaqay hay’adaha caalamka gaar ahana kuwa ka shaqeeya arimaha caafimaadk in si deg deg ah ay gurmad ugu fiduyaan dadkaasi ku dhibaataysan deegaanada Galmudug ee caafimaad dariada ka jirto Ugu danbayntiina Madaxweyne kiimiko waxa uu shirkiis aJaraaid ku sheegay in Galmudug ay kormeeryaal uu ka mid yahay wasiirka Amniga Cumar suuri udirtay Hobyo si ay usoo Ogaadaan sida ay tahay xaaladda dhiaabatda cafiaamd dari ee hobyo ka jirta kadibna Mamaulka uu talaabada uga adaan oo uu qaban karo ka Gaysan doono
Madaxa Hobyoradio Galkacyo, Galmudug State. +25290-752260
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||