Guddiga wariyaasha Soomaaliyeed ee dibad jooga ayaa canbareyay afduubka loo geystay agasimaha TV-ga UNIVERSAL ee bartamaha iyo koofurta Somaliya Ibrahim Maxamed Jekey.

Juni,6,2009 www.Hobyoradio.com

Guddiga wariyaasha Soomaaliyeed ee dibad jooga ayaa canbareyay afduubka loo geystay agasimaha TV-ga UNIVERSAL ee bartamaha iyo koofurta Somaliya Ibrahim Maxamed Jekey.

"Waxa aan aad u canbareynenaa afduubka loo geystay agasimaha TV-ga UNIVERSAL ee Somaliya Ibrahim Jekey, waxana ka codsanaynaa kooxaha afduubtay inay soo daayan" ayuu yiri Maxamed C/nuur Maxamed "Sacudi" oo xiriiriyaha guddiga wariyasha dibad jooga Soomaaliyeed.

"Tani waxa ay sii kordhinaysaa dhibatada faraha badan ee lagu hayo wariyasha Soomaaliyeed ee gudaha ka shaqeyo"
"waxa nagu maqaalo ah in qaar ka tirsan wariyasha ka shaqeyo idacadaha Local-ka ah ay shaqadooda ka tagayn markii ay nafsadooda qatar u gashay in la dilo" ayuu raaciyay Maxamed Sacudi.
 
 

Somali Journalists in Exile urges swift release on abducted journalist
 
The committee of the united Somali journalist in exile is deeply
concerned about the recent kidnap of the Somali’s Universal TV
director Abraham Jackie.
 
Director Jackie was abducted by unknown gunmen on 2nd of June in our
skirt of Mogadishu during his travel to Mogadishu.
 
“We are condemning the abduction, we are requesting from the
kidnappers to free Jackie as soon as possible” said the coordinator of
that Committee Mohamed AbdiNour "Sa’udi"
 
“This will increase the risk that the Somali journalists those work in
the country are facing” added Mr. Sa’udi.
 
Some of the journalist those work in Somalia abandoned their work
after they received death threats, Mr. Sa’ud stated.



Maxamed C/Nuur Maxamed "Sacudi"
Coordinator Committee of the United Somali journalists in Exile
cusjeinfo@yahoo.com cusjeinfo@gmail.com
+254-710233216 or +254-715100901
"THE NATION IS YOU AND ME"


Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com