![]() |
||
|
|
||
|
|
||
|
Madaxweynaha Dowlad goboleedka GalMudug Prof. Maxamed Warsame Cali Kiimiko ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada doorashada Galmudug iyo Hambalyo uu u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta xoriyada 1Luuliyo .
Juli,1,2009 www.Hobyoradio.com Madaxweynaha
Dowlad
goboleedka
GalMudug
Prof. Maxamed
Warsame
Cali
Kiimiko
ayaa
magacaabay
guddiga
qabanqaabada
doorashada
Galmudug
iyo
Hambalyo
uu u
diray shacabka
Soomaaliyeed
maalinta
xoriyada
1Luuliyo
.
Madaxweynaha Galmudug Prof. Kiimiko ayaa hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Galmudug munaasabadda 1-da Luulyo aawadeed Madaxweynaha Galmudug Prof. Kiimiko ayaa Dakareeto uu soo saaray kumagacaabay Guddi asagoo u cuskaday QODOBKA 37AAD LAAMAHA AWOODDA DAWLADDA 1. Saddexda laamoo ee awoodda dawladnimada Galmudug oo kala ah xeer-dejinta, fulinta iyo garsoorka waxaa kala leh: · Golaha Wakiillada Dadweynaha, · Golaha Xukuumadda iyo · Golaha Garsoorka 2. Awoodaha dowladnimo, ee ku xusan xubinta kowaad ee qodobkan, waa kala soocan yihiin waana kala madaxbannaan yihiin. QODOBKA 12AAD GUDDIGA DOORASHADA 1. Waxaa jiraya Guddi doorasho ee uu magacaabo Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Galmudug. Markuu Arkay Qodobka 49aad, faqradiisa 10aad Markuu Arkay Go’aankii Maxkamadda Sare ee doorashada dib loogu Dhigey ilaa 1da Oktoobar 2009, Wuxuu magacaabay guddiga doorashada ee magacyada xubnihiisu hoos ku qoran yihiin oo ku xusan qodobka 12aad, faqradiisa 1aad Dekretadani waxay dhaqan galeysaa 29ka Juun 2009.
Xubnaha
Guddiga
Doorashada. 2)- Cali Ducaale Geelle 3)- Saciid Salaad Cilmi 4)- Xasan Maxamuud Heyl 5)- Cabdullaahi Jaamac Dhoorre 6)- Caydiid Maxamed Colow 7)- Shariif Cali Guure 8)- Cilmi Kulan Geeddi 9)- Muxiddiin Faarax Cali Kaar 10)- Cali Cabdi Kulan 11)- Awees Cali Saciid 12)- Cabdulqaadir Xasan Saalax 13)- Garad Aadan Jaamac 14)- Cali Daahir Sheekh Yuusuf 15)- Maxamuud Saciid Maxamad Hadafow 16)- Macallin Maxamad Cali 17)- Sh. Muxidiin Sh. Yuusuf Barre 18)- Sh. Cusmaan Sh. Maxamad 19)- Maryan Naaleeye Cabdulle 20)- Caasha Salaad Kheyre 21)- Khadiija Jimcaale Cagweyn 22)- Cabdullaahi Xasan Cilmi 23)- Axmed Sheekh Salaad 24)- Xasan Axmed Saalax Madaxweynaha Galmudug State Dr. Maxamed Warsame –Kimiko
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||