Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Tahniyad Aroos wacan Xasan-nuur Gaabow C/rahman iyo  Intisaar  C/rahman Sh. Nuur oo arooskoodu kadhacay magalada Birmingham ee dalka Ingriiska.

Jun,15,2010 www.Hobyoradio.com

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Tahniyad Aroos wacan Xasan-nuur Gaabow C/rahman iyo  Intisaar  C/rahman Sh. Nuur oo arooskoodu kadhacay magalada Birmingham ee dalka Ingriiska.

Xaflada Arooska ayaa waxay dhacday Taariikhdu markay Ahayd  Juli 9,2010 oo ah maalin taariikh  badan u leh Lamaanaha Xasan-nuur iyo Intisaar.

Guur galad iyo Guul wata laguna barwaaqoobo, Waana waqtiga ugu farxada badan lamaanaha inta si fiican loo koriyay hadana isdoorta, Waxaana isku soo aaday maalintii  ay ka qalinjabisay Jaamacada iyo Arooskeeda Intisaar C/rahman Sh. Nuur  Xasan Mire iyo Xasan-Nuur Gaabow C/rahman oo isna kaqalinjabiyay Jaamacada. Dib ayaan usoo bandhigidoonaa Sawirada Xaflada qalinjabinta Intisaar hadii alle idmo.

Waxaa Tahniyad aroos farxad  leh loo dirayaa  Caruusada Intisaar iyo Caruuska Xasan-Nuur oo xaflada arooskooda iyo aqalgalkooduba kadhacay magalada Birmingham ee cariga Ingriiska, Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayrqabana kala hela aaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin

Waxaa Hambalyada diraya Qoysaska Reer Hashi Xogolof ,  Reer Sheekh Nuur Xasan Mire iyo Reer Abdirahman Sheekh

Qoyska iyo Asaxabta Xasan-Nur Qoyska iyo Asaxabta Intisaar C/rahman
  1. Abe Gabow Abdirahman Sheikh

  2. Hooyo  Habiba Cali

Walaalyaal

  1. Barwaqa gabow sheikh

  2. Hothan gabow  sheikh

  3. Dahaba gabow sheikh

  4. Adankheyr gabow sheikh

  5. Ibrahimweli  gabow sheikh

  6. Yasmin gabow sheikh

  7. Nathir gabow sheikh.

  8. Yahya gabow sheikh

  9. Maslax gabow sheikh

adeeryaal

  1. Jibril sheikh abdirahman

  2. Hassan sheikh abdirahman

  3. Yussuf sheikh abdirahman.

  4. Ahmedsaid haji omar, (macaanow)

  5. Abdirizak muktar

  6. Issadin adawa

  7. Shaaban ali

  8. Ehlo iyo qaraabo

  9. Abubakar issaq Mohamed

  10. Ali Hassan ali

  11. Abdiqadir dahir ali

  12. Jamaludin Mohamed hassan

  13. Ibrahim Rashid jibril

  14. Mohamednur jibril

  15. Meymuna jibril

  16. Abdiqafar jibril

  17. Nurdin jibril

  18. Edo sahra ahmed sheikh.

  19. Edo gaabey abdirahman sheikh.

  20. Kiin abdiaziz Mohamed

  21. Jawahir issaq Mohamed

  22. Nurdin maalim aliyow

  23. Abdiqani maalim aliyow

  24. Nuur issaq

 

Aabe, Hooyo, Walaalo

  1. Aabe  C/rahman Sh. Nuur Xasan

  2. Hooyo  Sahra  Hashi Xogolof

  3. Ancaam C/rahman Sh. Nuur

  4. Anas C/rahman  Sh. Nuur

  5. Amran C/rahman Sh. Nuur

  6. Irama C/rahman Sh. Nuur

  7. Anwar C/rahman Sh. Nuur

  8. Usame C/rahman Sh. Nuur

Qoyska reer  Sh. Nuur Xasan Mire iyo Waalidkood

  1. Ayeeyo Dahabo  Cilmi Guuleed

  2. Ayeeyo Fadumo Warsame  (Shalqan)

Adeero iyo Eedoon Intisaar C/rahman

  1. Xaliimo  Sh. Nuur Xasan

  2. Khadiijo Sh. Nuur Xasan

  3. Xaawo  Sh. Nuur Xasan

  4. Max’ed Sh. Nuur  Xasan

  5. Ahmed  Sh. Nuur  Xasan

  6. Shugri Sh. Nuur Xasan

  7. Siciido Sh. Nuur Xasan

  8. Fartuun Sh. Nuur Xasan

  9. Burhaan Sh. Nuur Xasan

  10. C/risaq  Sh. Nuur  Xasan

  11. C/nasir Sh. Nuur Xasan

  12. Cabaas  Sh. Nuur  Xasan

  13. Ismaciil  Sh. Nuur Xasan

  14. C/laahi Sh. Nuur Xasan

  15. Sahra  Sh. Nuur  Xasan

  16. Fowsiya Sh. Nuur Xasan

  17. Nasra Sh. Nuur Xasan

  18. Layla Sh. Nuur Xasan

Qoyska Reer  Hashi Xogolof iyo Waalidkood

  1. Ayeeyo Xabiibo Osman Dahir

  2. Ayeeyo Xadiyo Cawale Cilmi

  3. Awoowe Dahir Cawale Cilmi

  4. Ayeeyo Ardo Gardaani Geedi

  5. Ayeeyo Xadiyo Xirsi Oog

Habaryaro iyo Abtiyaasha Intisaar C/rahman

  1. Waris Hashi Xogolof

  2. Max’ed Hashi Xogolof

  3. Fowsiyo  Hashi Xogolof

  4. Cabdikamaal Hashi Cawale

  5. Layla Hashi Xogolof

  6. Libaan Hashi Xogolof

  7. Aweys Hashi Xogolof

  8. Cabdi Hashi Xogolof

  9. C/aziz Hashi  Xogolof

  10. Cabaas  Hashi Xogolof

  11. Ifraax Hashi Xogolof

  12. Dheman Hashi Xogolof

  13. C/qadir Hashi  Xogolof

  14. C/rahman Hashi  Xogolof

  15. Faaisa Hashi Xogolof

  16. Faysal Hashi  Xogolof

  17. Fu’aad  Hashi Xogolof

  18. Siciid  Hashi Xogolof

Walaalaha iyo Ehelada

  1. Ahmed Khayre Ingriis

  2. Cali  Mataan  Sabriye

  3. Cabdirahman Baadiyoos

  4. Farxiyo Ahmed  Cawale

  5. Diirshe Ahmed Cawale

  6. Fartuun Ahmed Cawale

  7. Saynab Ahmed Cawale

  8. Canab Ahmed Cawaale

  9. C/rahman  Ahmed Cawale

  10. C/risaq Ahmed Cawale

  11. Anisa Cusman Daahir

  12. Cabdullaahi Macalin Dheere

  13. Nasra Macalin Dheere

  14. Aweys Macalin Dheere

 

Dadkan Tahniyada diraya oo kala jooga dalalka Ingriiska, Maraykanka, Canada, Somalia, Sweden, Holand, Sacudi Arabia, United Arab Emarad, Qaahira  ayaa waxay Allaha Weyn oga baryayaan Intisaar iyo Xasan-Nuur inay isku raagaan, Nabadgalyo iyo Barwaaqana ku noolaadaan ubud  baariya oo diintooda, dadkooda iyo dalkooda anfacana kala helaan Aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|