Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Ururada  dhalinyarada Galmudug ee Sweden oo soo dhaweeyay wasiirka Gamacsiga Galmudug Saadaq Daahir Mire.

Jun,24,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Ururada  dhalinyarada Galmudug ee Sweden oo soo dhaweeyay wasiirka Ganacsiga Galmudug Saadaq Daahir Mire.

Ururka Dhalinyarada Soomaaliyed ee Galmudug oo ujeedada loo aasaasay tahay sidii mar kale dhalinyarada Soomaaliyed u badan baadin lahaayeen dalkooda ayaa munaasabado lagu xusayay maalinta dhalinyarada Galmudug ku casuumay wasiirka ganacsiga Galmudug Mudane Saadaq Daahir Mire Magaalada stockholm ee caasimadda dalka sweden

Casho sharaf  oo ay ka soo qeybgaleen, Xubno ka socda Labada urur ee isboortiska iyo jaaliyada Galmudug  ah,  Ururada dhalinyarada oo dadka Soomaaliyed   dhalinyaro ee aas=aastay ururkan

Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Galmudug (c naarir yuusuf muhamuud) oo munaasabadaas ka jeediyay khudbo dhinacyo badan ka hadlaysay ayaa ugu horeyn waxaa uu ka warbixiyay ujeedada loo aas-aasay ururkan isagoo sheegay in markii ay arkeen dhibaatada gaamurtay ee dalka ka taagan iyo loo baahday in mar kale la helo dhalinyaro isku duuban oo badbaadin karta dalka ay gar waaqsadeen in la dhiso ururkan loo bixiyay galmudug, wuxuuna sheegay in muhiimada koowaad ay siiyeen sidii dhalinyarada looga joojin lahaa ka qeyb qaadashada dagaalada sokeeye ee dalka ka socda, ka hortaga dhalinyarada Tahriibka ah ee ku dhimanaya badah liibiyo iyo yaman

Waxaa uu sheegay in dalka soomaaliyed uu ubaahan yahahy dhalinyarada waxtigan isagoo kusoo koobay hadalkiisiih intaas    

waxaa kahadlay casha sharafta xildhibaan  abdi dheeg ookamid ahaa wafdiga wasiirka oo noosheegay shaqada gaaban ey uyimadeen sweden isaga iyo wasiirku ka qayb galka ciyaaraha jaaliyadaha kubada kolayga oo laga soo casuumay wasiirka furitaanka iyo xiritaanka kubada
 
kadib markii uu hadlay mudane cabdi dheeg waxa uu k soo dhaweeyay wasiirka wasiirkubna waxa uu ka hadlay iyaga oo u yimid macaaawin ay ka heleen kontiuiner qalabka hospitalka iyo cuuryaminta wadanka danmark inay ku wareejiyaan xilka alaabtaas ururka dhali yarada ee Sweden iyo isku  xirka iyo midaynta ururada dhalin yarada sweden iyo U.k oo uu ku guulaysta ito socdaalkiisa oo had ku tagaayo galmudug magaalada gaalcyo

Afhayaanka ururka cusub Ggalmudugdomforbundet

Layla Abdi Farah

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|