|
Madaxweynaha Galmudug oo magaalda cadaado kulan kulaqaatay maamulka xubin iyo xeeb
Jun,25,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Madaxweynaha galmudug oo magaalda cadaado kulan kulaqaatay maamulka xubin iyo xeeb




Madaxweynaha galmudug col,maxamad axmadcaalin iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho kutagay magaalada cadaado ee maamulka xubin iyo xeeb isagoona halkaas kulan kulaqaatay madaxweynaha maamulka xubin iyo xeeb maxamad cabdulaahi [tiiceey]
waxa uguhoreyn halkaas kahadlay madaxweynaha maamulka xubin iyo xeeb tiiceeye oosheegay inuu aad ugu faraxsanyahay booqashada uu halkaas kuyimid madaxweyne caalin, madaxweynaha maamulka xubin iyo xeeb waxa uu intaas kudaray in loobaahanyahay inladhameeyo khilaafkii udhaxeeye dadka walaalaha ee xubin iyo galmudug isagoo ugubaaqay dadka walaalaha ah iney adkeeyaan xiriirka udhaxeeya labada maamul
waxaa isna halkaa kahadlay madaxweynaha maamulka galmudug maxamad axmad caalin oo isna dhankiisa amaan ujeediyay maamulka xibin iyo xeeb waxa uuna kuladardaarmay daka walaalaha inay adkeeyaan xiriirka udhaxeeya madaxweyne caalin waxa uusheegayinuu joogo gurigiisa oo kale maadaama ay labada muumul yihiin maamulo walaalo ah
waamarkiii ugu horeeysay ee madaxweyne caalin uuu booqasho kutago magaalada cadaado tan iyo markii uu noqday madaxweynaha galmudug waxaana arintaas siweyn usoo dhaweeyay bulshada gobalada dhexe madaxweyne caalin ayaa dib ugusoolaabatay magaalada galinsoor oo markii hore uu kulamo kulalahaa dadka deegaanka
w/d/ burhaan cabdulaahi xaashi
Email,burhaan712@hotmail.com

|