Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Intisaar  C/rahman Sh. Nuur oo shahaadada Bachelor’s Degrees ku qaadatay “LLB Of Law”. Jaamacada Birmingham ee dalka England.

Jun,27,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Intisaar  C/rahman Sh. Nuur oo shahaadada Bachelor’s Degrees ku qaadatay “LLB Of Law”. Jaamacada Birmingham ee dalka England.

Maalinimadii taariikhdu ahayd 9th July 2010 ayaa waxaa lagu qabtay xaflad qalinjabis ah ee ardada jaamacada Birmingham oo soo dhamaystay waxbarshada kala duwan, Xafladan oo siweyn loosoo agaasimay ayaa ardadii halkaasi ka qalinjabisay waxaa kamid ahaa Intisaar C/rahman Sh. Nuur oo shahaadada LLB Bachelors of Law ka qaadatay Jaamacada Birmingham.

Isla maalintaasi ooy taariikhdu ahayd 9th July,2010  ayaa Intisaar iyo Saygeeda Xasan-Nur xaflada arooskeeda iyo aqalgalkeeduba kadhaceen magaladaasi Birmingham ee dalka Ibgriiska,  Intisaar  ayaa waxay mustaqbalka rabtaa inay dhamaysato waxbarshadeeda Jaamacadeed  ilaa ay ka gaarto Master Degree, PHD  culuumta  Sharuucda caalamka.

jaamacada : The University of Birmingham

maadada:  LLB Bachelors of Law


Mustaqbalka: Masters degree

Waxay dadkan Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan  Intisaar C/rahman Sh. Nuur  oo ka qalinjabisay jaamacada Birmingham Major: LLB Bachelors of Law

Qoyska Reer Hashi Cawale ( Xogolof ) Qoyska reer Sheekh Nuur Xasan Mire
Hooyo  Sahra  Hashi Xogolof
  • Irama C/rahman Sh. Nuur

  • Anwar C/rahman Sh. Nuur

  • Usame C/rahman Sh. Nuur

  1. Waris Hashi Xogolof

  2. Max’ed Hashi Xogolof

  3. Fowsiyo  Hashi Xogolof

  4. Cabdikamaal Hashi Cawale

  5. Layla Hashi Xogolof

  6. Libaan Hashi Xogolof

  7. Aweys Hashi Xogolof

  8. Cabdi Hashi Xogolof

  9. C/aziz Hashi  Xogolof

  10. Cabaas  Hashi Xogolof

  11. Ifraax Hashi Xogolof

  12. Dheman Hashi Xogolof

  13. C/qadir Hashi  Xogolof

  14. C/rahman Hashi  Xogolof

  15. Faaisa Hashi Xogolof

  16. Faysal Hashi  Xogolof

  17. Fu’aad  Hashi Xogolof

  18. Siciid  Hashi Xogolof

 

Aabe  C/rahman Sh. Nuur Xasan

  • Ancaam C/rahman Sh. Nuur

  • Anas C/rahman  Sh. Nuur

  • Amran C/rahman Sh. Nuur

  1. Xaliimo  Sh. Nuur Xasan

  2. Khadiijo Sh. Nuur Xasan

  3. Xaawo  Sh. Nuur Xasan

  4. Max’ed Sh. Nuur  Xasan

  5. Ahmed  Sh. Nuur  Xasan

  6. Shugri Sh. Nuur Xasan

  7. Siciido Sh. Nuur Xasan

  8. Fartuun Sh. Nuur Xasan

  9. Burhaan Sh. Nuur Xasan

  10. C/risaq  Sh. Nuur  Xasan

  11. C/nasir Sh. Nuur Xasan

  12. Cabaas  Sh. Nuur  Xasan

  13. Ismaciil  Sh. Nuur Xasan

  14. C/laahi Sh. Nuur Xasan

  15. Sahra  Sh. Nuur  Xasan

  16. Fowsiya Sh. Nuur Xasan

  17. Nasra Sh. Nuur Xasan

  18. Layla Sh. Nuur Xasan

 

 

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|