|
Wasaarada caafimadka oo usoo bandhigtay madaxweynaha Galmudug waxqabadkeeda.
Jun,29,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Wasaarada caafimadka oo usoo bandhigtay madaxweynaha Galmudug waxqabadkeeda.

wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad gobaleedka galmudug ayaa maanta booqasho kutagay xurunta wasaarada caafimaadka ee galmudug waxaana halkaa kusoo dhaweeyay qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada caafimaadka waxaana booqashada madaxweynaha ay kusaabsaneed u kuurgalida hawlaha shaqo ee wasaarada caafimaadka dowlad gobaleedka Galmudug
waxaana ugu horeyn ugawarbixiyay howlaha shaqo ee wasaarada caafimaadka wasiirka caafimaadka mudane faysal xuseen ciid oo siweyn uga sheekeeyay waxyaabihii ay qabatay wasaarada caafimaadka isagoona sheegay inay xilka wasaarada ilaa waqtigii loomagaacaabay uu sameeyay shaqaale oqoon uleh iney kahawl galaan wasaarada caafimaadka islamarkaana wax uu hoosta kaxariiqay inuu uulakulmay haayado dhanka caafimaadka kushaleh waxa uuna wasiirku hadalkiisa intaas kudaray inay sameeysay wasaarada caafimaadku inay dib uhawgaliso mch-yada deegaanada galmudug oo qaarkood mudo xirnaa wasiirka ayaa sidookale soobandhigay shaqaalaha wasaarada caafimaadka magacyadooda isoo ugudbiyay madaxweyne caalin waxuuna intaas hadalkiisa kudaray inay wasaaradiisu ay haatan safaro kutagtay inta badan deegaanda galmudug wasiirka ayaa sidookale sheegay iney haayado badan ay kabaln qaadeen inay lashaqeen doonaan wasaraada caafimaadka iyo iney sidookale wax uqaban doonaan dadka dhibaataysan dhanka caafimaad daro haysato ee deegaanada Galmudug
waxaa isna halkaa kahadlay madaxweyne caalin oo isna amaan ujeediyay wasaarada caafimaadka oo uu sheegay inaan marnaba lailaawi karin waxa ay qabatay wasaarada caafimaadka galmudug isagoona shacabgia galmudug ugu baaqay inay laxisaabtamaan cidii aan wax uqaban umada galmudug waxaana madaxweyne caalin uu sheegay qofkasta oo xilka haya maamulka galmudug in lala xisaabtami doono waxa uuna ugu baaqay wasaaradaha kale ee aan qaarkood shaqeyn iney kudaydaaan wasaarada caafimaadka
waxaa isna halkaa kahadlay cismaan maxamed ducaale oo kamid ah jaaliyada canada ee galmudug waxa uuna sheegay inuu dhawaan yimid magaalada gaalkacyo islamarkaana looga sheekeeyay wax ay qabatay wasaarada caafimaadka isagoona intaas kudaray iney waxlagu farxo aytahay in qaarkamid ah wasaaradaha galmudug iney siwanaagsan ushaqeeyaan wax uuna umahadceliyay wasiirka caafimaadka galmudug
ugudanbeyntii ayaa waxaa halkaas kahadlay sahro maxamad cali oo ah kuxigeenka madaxa xafiiska xiriirka haayadaha samafalka ee maamulka galmudug weyna iyaduna sidookale amaan ujeedisay wasaarada cafimaadka oo ayey tiri qabatay shaqo aad ubalaaran
ugudanbeyntii wasaarada caafimaadka ayaa ah wasaarad shaqo muhiim ah qabatay tan iyo markii lamagacaabay wasiirka caafimaad faysal xuseen cii weyn oo lataaban karo kaqabtay arimaha caafimaadka galmudug
W/D/ burhaan cabdulaahi xaashi
Email,burhaan712@hotmail.com

|