Masjidka Cabadalle iyo Cawareere ee Galkacyo oo dhismihiisa toos ubilawday dhawan iyo Guddiga oo Baaq jeeidyayay Daawo Sawirada by Cabdalle

Juli,3,2009 www.Hobyoradio.com

Masjidka Cabadalle iyo Cawareere ee Galkacyo oo dhismihiisa toos ubilawday dhawan iyo Guddiga oo Baaq jeeidyayay Daawo Sawirada by Cabdalle

   

 

Masjidka Caanka ah ee Cabdalle iyo Cawrere oo ah majid qadiimi ah isla markaana mudo 60sanao dhisnaa bu-bur xoogan iyo dayac badana ka muuqday ayaa gabi aantiisba dhulka lala simay si dhisme cusub loogu sameeyo

 

   

Masjidka oo aan booqday todobaadkaan ayaa waxaa indhahaygu qabanayeen ayadoo uu ka socdo dhisme aas aaskii ah oo shubka dhulka loo galinayo sida ay ii xaqiijiyeen Guddiga dhismaha masjidaka waxaa jir dad samafalyaal ah oo dahqaale ku baxshay masjidka iyo kuwo is qoay  si dhismihiisa loo hagaajiyo

   

 

Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Cabdul Jaamac dharas, Sahariif Max’d Kadiye,Cali Maclin Saciid iyo Xuseen Macaane oo ka mid ah Guddiga Masjidka  ayaa waqti ay kormeer ku samaynayeen dhismaha masjidka waxa ay ii sheegeen in ay ku rajo waynyihiin in si wanagsan u dhamays tirmo dhsimaha masjidaka waxa ayna ugu bqaaeen qayabha bulshada deegaanada Galmudug ku dibadda ku maqan iyo cid kasta oo Alle dartiis wax ula baxaysa in ay ku darsadaan Masjidka Cabdalle &Cawareere oo haatan dhsimihisu si toos ah uscoonayo

 

Cabdalla M.C/lle

Hobyoradio Galkacyo

Galmudug State SOMalia

+25290-752260

Cabdalla45@hotmail.com


Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com