![]() |
||||||
|
|
||||||
|
|
||||||
|
WFP oo raashin Qaybin ka wadda Galmudug State. Daawo sawirada By,Cabdalle
Juli,3,2009 www.Hobyoradio.com
WFP oo
raashin
Qaybin
ka wadda
Galmudug
State.
Daawo
sawirada
By,Cabdalle
Hay’adda Cuntada Aduunka WFP oo xarun wayna ku leh Galmudug gaar ahaan Galkacyo ayaa bilawday qaybinta raashinkii macaawinada ahaa ee bil waliba deeganada Galmudug la keeni jiray ,Qaybinta raashinkaan waxaa wado ururka SDRO oo dhainaca qaybinta wakiil uga ah WFP Somaliya
Madaxa SDRO Goblka Mudug Mudane Cali daahir Max’ud Xirsi oo aan wax ka waydiinay sida ay usocto qaybinta macawinada ayaa waxa uu sheegay Macawinadu tahay in ka badan 1503{ kun iyo shan boqol iyo sedex mitiri tan} oo loogu talagala 14742 Qoys oo deeganada Galmudug satate ah Marka laga reebo deeganka xarar dheere Gobolka mudug ee Soomaliya.
waxa uuna mudane cali daahir intssi raaciaay in ilaa shanta bisha LUULYO ah uu socon doono qaybinta macaawinadaas oo iskugu jira Misir masako saliid iyo boorash Waxaana raashinka qaybintiisa ay ku soo beegmaysaa waqti lagu jiro bilawga abaarta iyo xili xagaa ah waxaana soo dhaweeyay qoysaska dan yarta ah ee deegaanada Galmudug ku nool
Cabdalla M.C/lle Hobyoradio Galkacyo Galmudug State SOMalia +25290-752260
Hobyo Radio News Media |
||||||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||||||