Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Caawi wiilashan yar yarka ah ee dhibaataysan Cabdiqani, Cali, Mukhtaar iyo Sataar

Juli,30,2011 www.Hobyoradio.com

Waraysigii Abwaanada Dhoofa Khaliif Halkan ka Dhagayso

Hees Cusub fanaanka Gaadaco oo lamagacbaxday Deeqa- Dhagayso

 

Caawi wiilkaan yarka ah ee dhibaataysan



Magaalada Gaalkacyo waxaa ku dhibaateysan wiil yar oo lagu magacaabo
Cabdiqani Khaliif Faarax Geedi,Da'diisuna waa 8 bilood jir, Madaxa ayuuna ka jiranyahay, Dhabarkana Buro ayaa ooga taal.
 
Hooyadiis waxaa lagu magacaabaa
Xabiibo Jaamac Rooble waana wiil agoon ah.
 
Wiilkaan Dhibaateysan waxaa la gaarsiiyay goobo caafimaad oo gaalkacyo dhexdeeda ah illaa iyo hadana wax waa looga qabanwaayay.

Dhamaan Jaaliyadaha dibada,Hay'adaha Caawiya dhibanayaasha iyo cidii kale ee Alle Dartiis wax u bixinaysaa waxaa laga codsanayaa in ay gargaar u sameeyaan wiilkan agoonka ah ee dhibaataysan.

Wiilkaan dhibaateysan waxaa lagala soo xiriiri karaa taleefanada Kala ah:
 
Nuur Faarax Cumar oo laga helo
0025290-695107 Ama Maxamed Faarax Cumar oo laga helo 0025290-707588 ama Hooyadiis Xabiibo Jaamac Rooble oo laga helo 0025290/65201

Fadlan caawi.Cali bashir oo kaadihaysta la'a

Cali Bashiir Xaashi Kadiye Waa wiil yar oo dhibane ah kaas oo aan laheyn marinka kaadida banaanka keena {Gus} kaasoo ay dhin kutahay in ay kaadidu banaanka ogasoobaxdo.

Cali oo ah cunug kudhashay nabarkan kaga yaala meelihii loogu tala galay Xudunta iyo Guska ayaa waxa uu kunoolyahay magaalada Gaalkacyo,iyadoona Qowskiisu uu yahay mid danyar ah.

Cunigaani ayaa wax looga qabanwaayay Gudaha dalka Soomaaliya fadlan caawi walaale.

Fadlan wixii caawin ah :

Cali aabihiis Bashiir Xaashi kadiye Tel:506825 ama 625697 ama 624334

Fadlan Caawi Caruur Dhibaataysan oo Gaalkacyo Joogta.


 

 
Fadlan Caawi Caruur Dhibaataysan oo Gaalkacyo Joogta.

Magaalada Gaalkacyo waxaa ku sugan caruur xanuunsan oo la dhibaateysan xanuun xaga maskaxda ah, kuwaasi oo u baahan in loo helo daaweyn caafimaad oo dibadda ah ama wadamada dariska la ah Soomaaliya sida Kenya, Ethiopia iyo Djibouti.

Caruurtaas dhibaateysan ayaa waxaa midka ugu weyn uu jiraa 7 sanno Muktaar Sh. Axmednuur Adan Shirwac , midka labaadna 2 sanno jir laguna magacaabo Sataar Sh. Axmednuur Adan Shirwac .

Dhamaan Jaaliyadaha dibada iyo cidii kale oo awood u leh in ay kaalmeyso caruurtaas dhibaateysan ha ugu soo hagaajiyaan

Caruurtaan dhibaateysan waxaa lagala soo xiriiri karaa

Cali Cabdi Kulane Tel. +25290506963 ama +25262276113. oo jooga Gaalkacyo
Saciid Maxamuud Shirwac Tel.252615007050 oo jooga Gaalkacyo.

Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|