Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo oo kulan laqaatay Ururada haweenka Galmudug

Jun,31,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo Dr. C/qadir Shirwac oo kulan laqaatay Ururada haweenka Galmudug

Gudoomiyaa jaamacada gaalkacyo cabdulqaadir maxamad shirwac ayaa kulan manta kulaqaatay xarunta ururka haweenka horseed ee ay kuleeyihiin mgaalada gaalkacyo

Waxaana uu kusaabsanaa sidii uu gudoomiyuhu ugu sharixi lahaa dhismaha jaamacada gaalkacyo iyo sidii lookordhin lahaa waxbarashada dhalinyarada gobalka mudug iyo guud ahaan kuwa soomaaliya oodhan.

Waxaa uguhoreyn halkaas kahadlay gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo prof,c/qaadir maxamad shirwac oo kudheeraaday qaabkii lagu dhisay jaamcada gaalkacyo isagoo umahad celiyay jaliyada dibada oo uu sheegay inay fikerkeeda lahaayeen waxaana u u sheegay inuusigaar ah ugu mahadcelinayo jaaliyada ingiriika oo ayigu fikirkeeda prof,shirwac waxa uuu sidookale kacodsaday dadka markasta hortaagan iney dadku waxbartaan iney kawaan toobaan Waxaana uu inbadan uu kusoocelceliyay dad uu kutilamaanmay iney Yihiin kuwa horistaaga in waxlabarto oo inbadan dadka Waxbarashada jecel kutilmaama iney yihiin dad wahaabiyiin ah Isagoo sheegay ineysan arintaas wanaagsaneyn oo loo Baahanayahay inlaga waantoobo waxaana hoosta kaxariiqay indadka Aduunka ay hormar kugaareen waxbarashada iyo aqoonta

Waxaa sidookale halkaas kahadashay dahabo jaamac oo kmid ah Haweenka horseed waxayna sheegtay iney aad ugu faraxsantahay Imaatinka gudoomiyaha jaamacada galkacyo iyadoona amaan Ujeedisay jaaliyada galmudug oo ay sheegtay rag iyo haweenba iney Dadaal dheer ugaleen sidii hormar loogari lahaa iyadoona xustay n dhalinyarada waxbarshada duigsiga sare dhameysay iney aadan Adanka itoobiya iyo wadmo kale kuwaas ooo dhibaato kuhaysato

Waxaa ugu danbeyntii halkaas kahadashay gudoomiyaha ururka Haweenka galmudug ee horseed marwo xabiibo koofurow waxyna Dhankeeda sheegtay iney lashaqeeynayaan gudoomiyaha Jaamacada iyadoo intaas kudartay in waxa kaliya ee kadhimanaa Deegaanadan ay aheyd jaamacada oo kaliya balse lehelay haatana Ay kufaraxsantahay

Iskusoo wada duuboo galkacyo university ayaa ah mid dadka oo dhan ay aad ugu faraxsanyihiin iney kahawla gasho gaalkacyo

W/D/burhaan cabdulaahi xaashi

Email,burhaan712@hotmail.com

TAHNIYAD AROOS

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|