![]() |
||
|
|
||
|
Sanad
Guuradii
1-aad Ee
Maamulka
Gal-Mudug
State
oo
Oslo,
Norway
looga
dabaaldagay
(Daawo
Sawirada)
Aug,15,2007 Oslo, Norway www.Hobyoradio.com
Maanta oo taariikhdu tahay 14 agosto 2007, waxaa magaalada Oslo ( dalka Norway) lagu qabtay xaflad lagu maamuusayey munaasabadda xuska sannadguurada 1aad ee dhismaha dawlad-goboleedka Galmudug
Maanta oo taariikhdu tahay 14 agosto 2007, waxaa magaalada Oslo ( dalka Norway) lagu qabtay xaflad lagu maamuusayey munaasabadda xuska sannadguurada 1aad ee dhismaha dawlad-goboleedka Galmudug . Xafladdaas waxaa soo qabanqaabiyey Jaaliyadda Galmudug ee Norwey oo ay ka mid ahaayee Cabdiraxmaan Cali Beereed, Daahir Maxamuud Warsame, Ismahaan Maxamed Jaamac iyo Faadumo Xaashi Cangul.
Prof. Cumar Maxamed Caddow
Xafladda Xuska oo socotay muddo shan saac ah waxaa lagu soo bandhigay heeso, gabayo iyo ciyaaro, waxaana laga jeediyey khubdo ku saabsan taariikhda Dawlad-goboleedka Galmudug iyo himilada iyo waxa ay hiigsanayaan dadka reer Galmudug.
Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||