Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
 Qoyska reer Cali Ciise Gurey  iyo Qoyska reer Xirsi Faarax oo tacsi tiiraanyo leh u diraya caruurtii iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad Hodan Max'ed Maxamuud Aftooje

Aug,29,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Qoyska reer Cali Ciise Gurey  iyo Qoyska reer Xirsi Faarax oo tacsi tiiraanyo leh u diraya caruurtii iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad Hodan Max'ed Maxamuud Aftooje oo dhawaan ku geeriyootay magalada London ee dalka Ingriiska.

Allaha u naxariisto marxuumada eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna simir iyo iimaan allaha ka siiyo ayadana janadii fardowso ka waraabiyo aaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Dadkan Tacsida diraya  oo kala jooga dalka Maraykanka, England, Sweden, Qaahira iyo Somalia

  1. Cali Ciise gurey

  2. Fadumo Xirsi Farax

  3. Max’ed Cali Ciise

  4. Caasha Cali Ciise

  5. Siraad Cali Ciise

  6. Abshiro Cali Ciise

  7. Cibaado Cali Ciise

  8. Xaliimo Cali Ciise

  9. Hodan Cali Ciise

  10. Maxamed Hashi Cali barre

  11. C/kariim Max’ed xuseen

  12. Haabil C/lahi Xasan

  13. Maxamuud Max’ed Ciise

  14. Faysal Abshir Nuur

  15. Cabdi Khaliif Warsame

Tacsi  Allaha u naxariistee waxaa magalada London ee dalka England ku geeroyootay marxuumad Hodan Max'ed Maxamud Liibaan (Hodan Aftooje).

ANAGOO KALA AH:  XUSEEN MA'ED CAYDIID
                              JAAMAC FAARAX DAQARE
                              MAX'ED SAADAQ MUXYADIIN MACALIN
                              KHALIIF CALI GUREY
                              FAYSAL XASAN CALI BULAALE
                             CABDI CALI XASAN CILMI-FAGAAS
                              CABDI-YARE
                              FAADUMO-AFYAR
                             ISABELLA XUSEN GEEDI
                             C/QAADIR GARAS
                             QAASIM CATOOSH
                           WADAAD-YARE
                            KHALIIF ABSHIR AADAN
iyo dhamaan jaaliyada galmudug ee London ,waxaan tacsi tiiraanyo leh
u diraynaa dhamaan REER AFTOOJE meelkasta oo ay joogaan ,geeridii
ku timid allaha u naxariistee HODMAN AFTOOJE oo 25/08/10 ku geeriyootay
magaaladan LONDON , waxaan kaloo tacsi u diraynaa caruurtii ay ka geeriyootay
marxumadu.

Tacsi  Allaha u naxariistee waxaa magalada London ee dalka England ku geeroyootay marxuumad Hodan Maxamuud Maxamed Liibaan (Hodan Aftooje).

Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan Qoyska reer Maxamuud Maxamed Liibaan iyo caruurtii ay ka geeriyootay marxuumad Hodan Aftooje Allaha samir iyo iimaan inka siiyo marxuumadana janadii fardowso ka waraabiyo aaaaaaamiiiiiiiiin

Dadka Tacsida diraya oo kala jooga W/Amerika, Yurub, Asian, Afrika.

  1. Waris Hashi  Cawale (Xogolof)

  2. Max’ed  Hashi Cawale (Xogolof)

  3. Sahra  Hashi  Cawale (Xogolof)

  4. Fowsiyo Hashi Cawale (Xogolof)

  5. Cabdikamaal Hashi Cawale (Xogolof)

  6. C/aziz Hashi Cawale (Xogolof)

  7. C/rahman Sh. Nuur Xasan iyo  caruurtiisa

  8. Canab Ahmed Cawale Cadde

  9. Dahir Cawale  Cilmi Cadde

  10. Xadiyo Cawale Cilmi Cadde

  11. Xabiibo Osman Dahir

  12. Ardo Gardani Geedi iyo caruurteeda

  13. Fadumo Cilmi Faradar ( Dayax )

 

  1. Samiiro Guuleed  Diini

  2. Maryan Warsame Cawl

  3. Kiin Abshir  Qayliye

  4. Khadra Awreeye

  5. Waris Hashi Geele

  6. Sahra Salaad Ducaale

  7. Cibaado Diiriye Moolas

  8. Siraad Maxamuud Guulleed

  9. Xaawo Ducaale Kaahiye

  10. Ardo Cali Cabdulle

  11. Cibaado Cali Xoogsay

  12. Xaawo Maxamuud Guuleed

  13. Sahra Ciise Warsame

  14. Abshiro Cilmi Faradar ( Abshiro Dayar )

  15. Sacdiyo Dhoore

  16. Deeqa  Cabdi Caagane

  17. Fartuun Cabdullaahi Khayre ( Xogolof)

  18. Saynab Guray Salaad Khayre Gacaney

  19. Sahra Yusuf  Xasan Fanax

  20. Aneel  Guray Salaad Khayre Gacaney

  21. Layla Yusuf Xasan Fanax

 

  1. Xasan Aw  Aadan

  2. Abshir  Dhug Dhugle

  3. C/rahman Haji Ereg

  4. Muxuyadiin Macalin Cali

  5. Abshir Jarafle Warsame

  6. Maxamed Yusuf  Dhaljano

  7. Fiaat Guray Salaad

  8. Mahad Salaad Siyaad

  9. Cabdi Salaad Sanweyne

  10. Cabdisalaan Aadan Sabriye

  11. Max’ed Cabdi Caagane

  12. Mahad Yusuf  Xasan

  13. Cali Mataan Sabriye

  14. Muxuyadin Dhoolayre

  15. Siciid  Sabriye

  16. Cumar  Mataan Sabriye

  17. Ahmed  Dhug Dhugle

  18. Cabdulahi Sh.Calisalaad

  19. Ahmed  Khayre Ingriis

  20. Cali  Rooble Dugulux

  21. Nuur Weheliye Nuur Carrush

  22. Xasan  Cusmaan

  23. Khaliif  Aadan Bururays

Dadkan waxay allaha weyn oga baryayaan marxuumad Hodan Aftooje inuu janadii fardowso ka waraabiyo eheladii iyo caruurtii ay ka tagtayna simir iyo iimaan ka siiyo  Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.     

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|